Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo cambaareysay Weerarkii Xarunta Hormuud

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii lagu qaaday Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee Deegaanka Caws-qurun ee Gobolka Gedo. Wasiirka Wasaaradda, Mudane Eng. Cabdi Cashuur Xasan oo dhacdadan ka hadlayay ayaa sheegay in weerarkan uu waxyeello weyn u geystay dhismihii iyo qalabkii xarunta shirkadda Hormuud ee deegaanka Caws-qurun taas oo saameysay […]

Continue Reading

Indha Qarshe “Sax ma aha in laba sano iyo bar Ciidanku soo maro Shan Taliye”

Taliyaha xilka ka sii degaya ee ciidanka xoogga dalka Jeneraal Daahir Aadan Cilmi Indhoqarshe, ayaa si kulul uga hadlay xil ka qaadista lagu sameeyay iyo waxa laga filan karo ninka bedelaya ee Jen. Odawaa Yuusuf Raage. Jen. Indha Qarshe ayaa dhaliilay hanaanka madaxda dalka ay u marayaan xil ka qaaidsta Taliyayaasha Ciidamada, isagoo sheegay inaan […]

Continue Reading

Dhageyso: Khilaaf ka dhex Aloosan Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay soo ifbaxayey khilaaf ka dhex aloosan guddiga dib u heshiisiinta Galmudug, khilaafkaas oo ragaadiyey howlihii loo igmaday. Guddigan oo ka koobnaa 12 xubnood ayaa waxaa saameyn ku yeeshay khilaaf ka dhex curtay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlu Sunna. Xoghayihii Guddiga CabdiKaafi Qaaf oo ka mid ahaa 3 xubnood oo Ahlu […]

Continue Reading

Somalia faces the worst undemocratic political Election in 2020

Somalia faces the worst undemocratic political Election in 202 by Dr. Mohamud M Uluso President Mohamed Abdullahi Farmajo was elected in 2017 to accelerate the building and strengthening of “a federal, sovereign, and democratic republic founded on inclusive representation of the people, a multiparty system, and social justice,” which holds a periodic democratic elections for […]

Continue Reading

Kenya oo burburisay xaruntii Hormuud Tuulada Caws Qurun

Markii 12 aad muddo ka yar laba sano ayaa Ciidamada Kenya waxay burburiyeen xaruntii shirkadda Hormuud Telecom ee tuulada Caws-Qurun oo ku taalla gobolka Gedo. Abaare saqdii dhexe ee habeenimadii Jimcaha 22 kii Agoosto 2019. Ciidamada Kenya ayaa u adeegsaday burburinta xarunta miinooyin xoog badan oo burburiyay dhammaan qalabkii yaallay xarunta sida Tower-kii, Laba Dab-dhaliye, […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la magacaabay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Madaxweynaha ayaa faray Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka in uu sii dhammeystiro qorshayaashii horumarineed iyo waxqabadkii muuqday ee Guddoomiyihii hore, Alle ha u naxariistee, Shahiid Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow). “Anigoo xeerinaya baahida loo qabo […]

Continue Reading

Golaha Wasiirada DFS oo magacaabay Taliyayaasha Ciidamada

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa goor dhow magacaabay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka sida, iyadoo si buuxda Taliyaha NISA loogu magacaabay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo muddo 10 bilood ahaa Sii Haye. Sidoo kale Golaha Wasiirada ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka u magacaabay Jen. Odawaa Yuusuf Raagge, iyadoo xilkaas laga qaaday Jen. Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe. Taliyaha […]

Continue Reading