Wasiiru Dowladaha UK ee Arimaha Afrika oo booqday Baydhabo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen Ayaa Daahfurey Xarun loogu Talagalay inay Tababar ku Qaataan Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 60aad Taasi  oo ka kooban Xafiisyo iyo Goobo lagu Barto Sida Wax loo liisho. Madaxweynaha ayaa Gudaha Xarunta Waxaa kuso dhoweyey Wasiiru Dowlaha Wasaarada Arimaha Dibada Dowlada UK Uqaabilsan Arimaha […]

Continue Reading

RW Khayre Oo Qaabilay Wasiiru Dowlaha UK Arrimaha Afrika

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wasiiru dowlaha arrimaha dowladda Ingiriiska u qaabishan arrimaha Afrika, Andrew Stephenson. Ra’iisul wasaare Khayre iyo Andrew Stephenson ayaa ka wada hadlay adkeynta xariirka labada dawladood, horumarrada laga gaaray siyaasadda iyo dhaqaalaha iyo taageerada dawladda Ingiriiska ee Soomaaliya, dib-u-heshiisiinta. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali […]

Continue Reading

Axmed Madoobe oo la kulmay Xildhibaanada cusub Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo markii saddexaad u taagan xilka Madaxweynaha maamulkaas ayaa xalay kulan la yeeshay xildhibaannada cusub ee Jubbaland. Axmed Madoobe ayaa xildhibaannada cusub  waxaa uu ka dabaday in ay codkooda siiyaan si markii saddexaad uu u noqdo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland. Waxaa sidoo kale kulanka qeyb ka ahaa oo joogay guddoonka  Baarlamaanka […]

Continue Reading

Mwani Qatar to build Hobyo Port in Somalia

Mwani Qatar has entered into an investment partnership with the Somali side to construct the Hobyo Port in Mudug region of central Somalia, HE the Minister of Transport and Communications Jassim bin Saif al-Sulaiti announced on Monday. The Ministry of Transport and Communications said this investment reflects the strength of bilateral relations between Qatar and […]

Continue Reading

Maamulka Jubaland oo xiray xuduudaha Kismaayo

Maamulka Jubaland ayaa sheegay in la xiray xuduudaha magaalada Kismaayo ee dhulka, cirka iyo badda, laga billaabo caawa 6-da maqribnimo illaa 23-ka bishan, oo ah maalin kadib doorashada madaxweynaha Jubaland. Go’aankan ayaa lagu sheegay warqad caawa kasoo baxday guddiga amniga dowlad goboleedka Jubaland. Go’aankan ayaa sidoo kale lagu sheegay in la joojiyey dhammaan dhaqdhaqaaqyada ciidan […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey Xaaladda Kismaayo

Magaalada Kismaayo xarunta kumeelgaarka Jubbaland ayaa waxaa ka taagan xiisad u dhaxeysa ciidamada Itoobiya oo dhinac ah iyo ciidamada Kenya oo kaashanaya ciidanka Jubbaland. Dhanka kale Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM Jen. Tigabu Yilma oo u dhashay itoobiya ayaa maanta la filayaa inuu safar ku tago magaalada Kismaayo, halkaasoo ay maalmihii u dambeeyay ka jireen xiisado […]

Continue Reading

Baakistaan oo taageeraysa Dhismaha Xoogga Dalka Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya  S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe iyo Taliye ku xigeenka ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Maanta Xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka  kulan kula qaatay Uqaabilsanaha Arrimaha Ciidamada Dowladda Bakistaan u jooga Soomaaliya Kornel Eljal Abbasl. Kulan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Taliyaasha Ciidamada Baddaiyo Cirka,waxaana ku wehliyay […]

Continue Reading

Xiisad u dhaxeysa ciidamada Itoobiya iyo kuwa Kenya oo ka taagan Kismaayo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in halkaa ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa ciidamada Itoobiya iyo kuwa Kenya. Ilo xog ogaal ah ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya iyo kuwa Kenya isku horfadhiyaan garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo oo ay gacanta ku hayaan ciidamada Kenya, laakiin […]

Continue Reading

Qatar Oo Billaabaysa Mashruuca Dekadda Hobyo

Wasiirrada dekadaha Soomaaliya iyo Qatar, Maryam Aweys Jaamac, iyo Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa si wadajir ah maanta u shaaciyay in la billaabayo dhismaha dekadda Hobyo ee goblaka Mudug. Munaasabadda oo lagu qabtay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaare ku–xigeenka dalka, wasiirka arrimaha […]

Continue Reading