Akhriso: Xeerka Golaha Hogaaminta Beesha Habargidir

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Shirweynaha beesha Habargidir ee ka socda degmada Hobyo gobolka Mudug ayaa shalay lagu ansixiyey Xeerka Golaha Hogaamin Beesha Habargidir.

Ergada ka qeybgalaysa Shirweynaha oo gaaraya 250 Ergey ayaa gacantaag ku ansixiyey, hadabada halkaan kala dag (Download) Dukumentiga xeerka oo dhameysatiran.

Xeerka Golaha Hogaaminta pdf

Aragtidaada ka dhiibo