Turkey helps Somali youth to realize dreams

Turkey is becoming a favorite destination for many Somali youth, to pursue higher education in order to realize their dreams. Muhammed Ahmed, who graduated in medicine from Antalya University located in the Mediterranean resort city of Antalya, had fancied to study in Turkey since childhood. Speaking to Anadolu Agency, young Somali doctor said his dreams […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo u ambabaxay Dalka Japan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Japan oo uu ka furmayo Shir Madaxeedka 7aad ee Iskaashiga waddamada Afrika iyo Japan (TICAD). Shirweynaha oo socon doona muddada u dhexaysa 28-ka ilaa 30-ka bishan ayaa Madaxda dalalka ku bahoobay madashan, Ururrada Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika, maalgashadeyaasha […]

Continue Reading

Axmad madoobe oo wada hadal lafuray qaar kamida golaha isbadal doonka jubaland

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa wada hadalo la bilaabay qaar ka mid ah Siyaasiyiintii ka soo horjeeday dib u doorashadiisa, isagoo xalay aqalka Madaxtooyada ku qaabilay labo ka mid ah Musharaxiinta is bedel doonka ahaa. Axmed Madoobe ayaa la kulmay Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul iyo C/qaadir C/raxmaan Khaliif oo ka mid ahaa siyaasiyiinta ka […]

Continue Reading

Guddoomiye Cumar Filish oo booqday qoyska Eng. Yariisow

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa booqday guriga ay deggan yihiin qoyska uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee marxuum Ijnineer Cabdiraxmaan Yariisow guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana duqii caasimadda , wuxuuna marka hore uga tacsiyeeyey geeridii ku timid marxuumka. Gud. Cumar Finish ayaa sheegay in  marxuum  Ing. C/raxmaan Yariisow uu […]

Continue Reading