Isku shaandhayn markale lagu sameeyay taliyaasha saldhigyada ciidanka booliska G.Benaadir
Isku shaandheyn cusub ayaa markale lagu sameeyay qaar ka mid ah taliyaasha ciidamada Booliska gobolka Banaadir. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa saraakiil u magacaaay xilal sare halka kuwa kalana xilalkii laga qaaday. Lataliyaha sare Taliyaha ciidanka booliiska ayaa loo Magacaabay Cabdifitaax Mire oo hore u ahaa taliyaha Saldhigga Wilyow Cadde Yaasiin Nuur […]
Continue Reading