Dowlada soomaaliya oo war kasoo saartay go’aanka maxkamada cadaalada aduunka
Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aan ka soo baxay Maxkamada Caalamiga ah ee ICJ taasoo markale ay dib ugu dhigtey dhagaysiga dacwada Badda ee Soomaaliy iyo Kenya. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in dowladdu ogoshahay go’aanka maxkamada oo noqon doona mid kama dambeys ah. Waxaa uu sheegay in Soomaaliya […]
Continue Reading