Gudiga joogtada ah ee golaha shacabka oo maanta shaacinaya ajendeyaasha fadhiga 1aad ee kalfadhiga 6aad
Maanta oo Axad ayaa la filayaa in Guddiga Joogtada Ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ay Xarunta Guddiyadda & Guddoonka ee Villa Hargaysa ku ueeshaan kulankooda 1aad ee Kalfadhiga 6aad. Ajandaha kulanka Maanta ayaa ah dejinta Ajendayaasha Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka oo dhawaan Furmay. Kulankooda kadib ayaa la filayaa in Xubnaha Guddiga joogtada ay […]
Continue Reading