Faah faahino kasoo baxaya Qarax miino oo ka dhacay Shabeelaha Hoose
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qarax ay dad ku dhinteen oo saaka ka dhacay deegaanka Muuri oo u dhow degmada lambar 50 ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Goobjoogayaal waxaa ay sheegeen in uu qabsaday Mooto laba lugaaleey (Feykoon),waxaana ku dhintay Saddex qof oo […]
Continue Reading