Shiikh Shaakir oo Dhuusamareeb ku qaabilay saraakiil katirsan Amisom
Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Cali Xasan uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka tirsan AMISOM. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Xukumada Galmudug ayaa saraakisha AMISOM kala hadlay sugida ammaanka deegaanada Maamulka Galmudug gaar ahaan caasimada Dhuusamareeb oo mudooyinkaan dambe ay ka taagneyd xiisad […]
Continue Reading