Afar Qodob oo laga barankaro Caleema-saarka Madaxwayne Dani
Marka laga yimaado doodaha mucaaradka iyo muxaafidka ee nooca siyaasiyiinta lagu casumayo xafladda Caleema saarka MW cusub ee Puntland iyo cidda la siinayo khudbadaha iyo maamuuska , waxaa jira duruufo siyaasadeed oo dhawra oo ku gadaaman xafladda caleema saarka , taas oo dhalisay xiisaha gaargka ah ee danlayda (stakeholders ) iyo daneeyaasha siyaasadda Soomaaliya ay […]
Continue Reading