Musharixiinta buuxiyey shuruudaha Doorashada Madaxweynaha Puntland

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka Maamulka Puntland ayaa soo bandhigay Musharixiinta buuxiyey shuruudaha Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland. Kursiga Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa shuruudda tartanka doorashada buuxiyey 21 Musharax, halka Madaxweyne ku xigeenka Puntland ay isku sharaxeen 11 Musharax. Koontada Guddigga Doorashada ayaa waxaa ku xarootay lacag gaaraysa 530,000 dollar. [ 21×20,000 + […]

Continue Reading

Goormee la caleemasaarayaa Madaxweynaha cusub ee Maamulka Koofur Galbeed?

Madaxweynaha cusub maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed [Lafta-Gareen] ayaa magacaabay guddiga qabanqaabada caleemasaarka Madaxweynaha, gudigan ayaa ka kooban 8 xubnood oo kala ah: Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan [Sate] Xasan Xusseen Maxamed [Eelaay] Aadan Xasan Maxamed [Usaama] Cabdinaasir Cabdi Caruush Ibraahim Aadan Cali [Najax] Xasan Cabdi Maxamed [Ugaas Xasan] Cabdullaahi Aadan Axmed [Black] Ibraahim Cabdulqaadir Maxamed […]

Continue Reading

Bulshada Cadaado oo ku guuleystay Dacyactirka Nalalka Cadceedda ku shaqeeya (Sawirro)

Gudiga Dib u Dayactirka Nalalka Cadceedka ku shaqeeya ee suran laamiga dhexmara magaalada Cadaado ayaa daahfuray dayactirka 40 ka mid ah Baalayaasha Nalalka Cadceeda. Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxmaan Tootoole ayaa daahfuray mashruucan, Gudigan Dayactirka oo ka yimid Bulshada Cadaado ayaa u istaagay dayactirka Nalalkan oo Bataridu ka haleebeen, waxayna muddo wadeen dhaqaale ururin, iyagoo helay […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo Booqanaya Afgooye

Magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa maanta  halkaasi ay ka socda Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. ciidamada Amniga ayaa mid mid u baaraya guryaha, waxayna shacabka ay weydiinayaan aqoonsi iyo cida taqaana. Howlgaladaan ayaa yimid ka dib markii maalmihii lasoo dhaafay Magaalada ay ka dhacaayeen dilal qorsheysan oo loo geystay Askar iyo dad Shacab ah. […]

Continue Reading

Qubanaha Doorashada Madaxweynaha Puntland

Golaha Wakiilada Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa Talaada 8 Janaayo 2019 dooranaya Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulkaas. Hadaba Maxaa ka cusub Doorashada Madaxweynaha Puntland? Dr Saadiq Eenow oo shalay subax sheegay in uu ka tanaasulay tartaranka xilka madaxweynaha Puntland, ayaa shalay Galab ku dhawaaqay, in uu u sharraxanyahay doorashada madaxweyne ku xigeenka. Murashax […]

Continue Reading

Xarunta Dhexe ee Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka oo la daahfuray (Sawirro)

Waxaa gelinkii dambe ee maanta 05-01-2019 si rasmi ah loo daah-furay xarunta dhexe ee Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka oo noqoneysa xarunta ugu weyn ee uu Xisbi siyaasaddeed oo Soomaali ah yeesho. Waxaana munaasabaddii furitaanka xaruntan kasoo qeyb galay mas’uuliyiin kala duwan oo isugu jiray Senataro golaha Aqalka Sare ah, Xildhibaano golaha shacabka ah, siyaasiyiin, madaxda qaar […]

Continue Reading

Maamulka G. Banaadir oo 2 Bus Ku wareejiyey Maamulka Gaalkacyo

Maamulka Gobolka Banaadir oo laba gaari Bas ah ku wareejiyay maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug . Gudoomiyaha degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Bare ayaa kala wareegay masuuliyiin Gobolka banaadir labadaasi gaari oo loogu tala galay in shacabka loogu adeego. Gudoomiyaha degmada Gaalkacyo ayaa mudooyinki dambe waday dadaalo xoogan oo lagu hormarinayo degmada Gaalkacyo. Maamulka Gobol Banaadir […]

Continue Reading

Gudiga Doorashada Madaxweynaha Puntland oo lagu dhawaaqay

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka ayaa ka kooban 7 xubnood, waxaa ku jira xubno horey ugu jiray guddigii doorashada guddoonka Baarlamaanka. Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Guddoomiye) Xildhibaan Cabdiraxmaan Diiriye Carab XildhibaanCabdirisaaq Xasan Ciise Xildhibaan Xaamud Ismaaciil Xirsi (Abshir) Xildhibaan Cawil Xasan Daad Xildhibaan Xuseen Axmed Nuur Xildhibaan Maxamed faarax Mire Doorashada Madaxweynaha iyo ku […]

Continue Reading

Wafdi ka socda Finland oo soo gaaray Muqdisho (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Magaalada Muqdisho wafdi Finland ah oo uu hoggaaminayay Mudane Pekka Haavisto, oo ah xubin Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Finland. Kulanka oo ay ka qeybgaleen wafdi ka kooban afar xubnood oo ay ku jireen diblomaasiyiin iyo […]

Continue Reading

Taliyaha Cusub Qeybta 21aad oo soo gaaray Cadaado (Sawirro)

Taliyaha Cusub ee Qeybta 21aad xoogga dalka Soomaaliya S/Guuto Yuusuf Maxamed “Kaanti” ayaa maanta soo gaaray magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug. Taliye Yuusuf Kaanti ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehlinayey  Taliyihii xilka laga qaadey Gen. Claahi Aadan Xuseen ” Cirro” . garoonka diyaaradaha Cadaado ayaa waxaa Taliyaha ku soo dhaweeyey Saraakiisha Qaybta 21aad iyo Askar, waxaana  intaa […]

Continue Reading