Wasiir Sabriye oo gaaray Magaalada Cabudwaaq (Sawirro)
Wafdi ka socda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya uuna hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamuud Sabriye ayaa maanta gaaray magaalada Cabudwaaq waqooyiga gobolka Galgaduud. Masuuliyiintaan ayaa waxaa safarkooda ku wehlinaya wasiiru dowlaha Howlaha Guud Axmed Qoorqoor, Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha Cabdikariin Khaliif, Taliyihii hore xoogga dalka Gen. Gorod Iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug. […]
Continue Reading