Guddoomiyaha Barlamaanka Somalia oo u ambabaxay Jabuuti

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafddi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka Jabuuti Jamhuuriyadda Walaalaha aanu nahay ee Jabuuti. Ujeedada safarka wafdiga guddoomiyaha ayaa ah sidii ay uga qeybgali lahaayeen xuska maalintii Jabuuti ay gumeystihii Faransiisku ka xorowday ee 27 June. Waxaa ku wehliya safarkiisa xildhibaanno ka tirsan Golaha […]

Continue Reading

Col. Gabre oo shaqo joojin lagu sameeyey

Urur goboleedka IGAD ayaa shaqo joojin ku sameeyay Korneel Gabre oo ka mid ahaa la taliyeyaasha Madaxda Urur goboleedka IGAD Sidda ay lagu shaaciyay Warqad kasoo baxday Urur goboleedka IGAD. Xoghayaha Guud ee IGAD Maxbuub Macalin ayaa sheegay in Gabre laga doonaayo in uu si deg deg ah u wareejiyo Wixii Waraaqo iyo qalab ah […]

Continue Reading

M. Xaashi iyo Cali Gacal oo u ambabaxay Muqdisho

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo tiro xildhibaano ayaa goordhow u ambabaxay magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya. Madaxdan ayaa goordhow ka duulay garoonka diyaaradaha Magaalada Cadaado, waxaana Madaxweyne ku xigeenka oo taleefanka kula hadalnay inoo sheegay in ujeedada safarkoodu yahay ka qeyb gal wadahadal ay dowladda federaalka ah […]

Continue Reading

Barlamaanka Galmudug oo ansixiyey in Cadaado noqoto Xarunta Barlamaanka

Barlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta magaalada Cadaado ku yeeshay kalfadhiga 7aad fadhigiisa 2aad, waxaana soo xaadiray 46 xildhibaan, waxaana shir gudoominayey gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir. Ajendaha fadhiga ayaa ahaa ansixinta wareegtadii horey ay u soo saaren Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo aheyd in […]

Continue Reading

Maamul Goboleedyada oo Taageeray Mowqifka DFS ee Deeqaha Somaliland

Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa taageeray mowqifka dowladda federaalka ka qaadatay maamuuska gaar ah ee deeqaha Somaliland. Warqad ku socotay deeq bixiyayaasha ayaa Dowlad goboleedyadu ku muujiyeen in ay taageersan yihiin mowqifka dowladda dhexe, waxayna kooxda Deeqaha Soomaaliya [ Somalia Donor Group] ka codsadeen in ay joojiyaan u ololeynta maamul si gaar ah loo […]

Continue Reading

Shacabka Turkiga oo u dareeray goobaha Doorashada (Warbixin)

Muwaadiniinta Turkiga ayaa maanta oo Axad ah u dareeray Codbixinta Doorashada waqtigeeda laga soo hormariyey ee Barlamaanka iyo Madaxweynaha Dalkaasi, Doorashadaan ayaa dalka ka dhigi doonto Nidaamka Madaxweynaha sida dalka Maraykanka, waxa uuna Turkigu ka guurayaa nidaamkii hore oo ahaa mid Barlamaani , oo Barlamaanku Madaxweynaha Dooranayey. Dad gaaraya 56.3 Malyuun ayaa codeynaya, waxaana gobolada […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo gordhow ka dagay Muqdisho

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goordhow ka dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde magaalada Muqdisho, Madaxweynaha ayaa saaka ka ambabaxay Magaalada Dusmareeb Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug oo uu maalmahana ku sugnaa. Ma cadda u jeedada safarka Madaxweynaha, inkastoo wararka qaar sheegayaan in arimo u gaar ah u aaday Muqdisho, Ma jirin Masuuliyiin […]

Continue Reading

Madaxweyne ku xigeenkii Ahlu sunna oo isaga baxay Dusmareeb (Video)

Madaxweyne ku xigeenkii Maamulkii Ahlu sunna Gobolada Dhexe Xasan Maxamuud Warsame ayaa isaga baxaya magaalada Dusmareeb, isagoo tagay magaalada Cabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud. Mr Warsame oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Cabudwaaq ayaa sheegay in Madaxda Ahlu sunna ay isku khilaafeen habkii loo maray midowga Ahlu sunna iyo Galmudug, isagoo sheegay in aan laga talo […]

Continue Reading