Sawirro: Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Cadaado kusoo laabtay

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka dowlad goboleedka Galmudug. Xaashi ayaa safarkiisa waxaa ku wehliyey gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed, iyo masuuliyiin kale. Wafdigaan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Cadaado kusoo dhaweeyey gudoomiye ku xigeenka 2-aad Barlamaanka Galmudug iyo madax […]

Continue Reading

Sheekh Shaakir oo Eedeyn u jeediyey Dowlada Federaalka ah

Madaxweynaha  Maamulka  Ahlusuna Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir cali Xasan ayaa Dowlada Soomaaliya ku eedeeyey inay qeyb ka  tahay Guul-darada Wada hadaladii Galmudug iyo Ahalusun kuwaas oo xal loogu raadinayey Khilaafka Siyaasadeed ee mudda u dhexeeyey labada dhinac. Axmed Shaakir  oo Shalay kusoo laabtay degmada Guricel ayaa Sheegay Dowlada Farmaajo ku socoto wadadii dowladii hore, isagoo […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo IToobiya Tagaya Todobaadkan

Sida ay qortay wakaalada wararka ee Anadolu ee dalka Turkiga, Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqasho rasmi ah ku tagaya dalka itoobiya. Wakaalada oo xiganaysa diblumaasi sare oo u dhashay itoobiya, ayaa sheegtay in booqashadan qaadan doonto 2 maalmood, waxayna bilaaban doontaa maalinta Arbacada 3 May 2017. Waa safarkii ugu horeeyey ee Madaxweyne […]

Continue Reading

Sawirro: Musharax Axmed Shariif oo si weyn loogu soo dhaweeyey Cadaado

Musharaxa jagada Madaxweynaha dowlad goboleedka mudane Axmed Cali Hilowle (Axmed Shariif ) ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Cadaado. Musharaxa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Cadaado ku soo dhaweeyey Madaxda iyo Shacab farabadan, waxaana kadib loo galbiyey Hotel Central halkaas oo uu kula hadlay qeybaha kala duwan ee bulshada. Gudoomiyaha degmada Cadaado Tootoole, Madaxweyne […]

Continue Reading

Sawirro: Prof Shirwac oo la gudoonsiiyey Shahaadadii Musharaxnimada

Musharax Cabdulqaadir Maxamed Shirwac oo u sharaxan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa la gudoonsiiyey shahaadada Musharaxnimada. Shahaadadan waxaa gudoonsiiyey guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug, Prof Shirwac ayaa noqonaya musharixii ugu horeeyey ee la gudoonsiiyo Shahaadada. Shahadaadan ayaa cadeynaysa in musharaxu soo buuxiyey dhammaan shuruudihii laga rabay Mushaxa.

Continue Reading

Wadahadalkii Galmudug iyo Ahlu sunno oo burburay

Guddigii dowlad goboleedka Galmudug u matalayay Wada hadalada u dhaxeeya Ahlusunna iyo Galmudug ayaa goor dhow shir jaraa’id oo ay ku qabteen Hotel Syl magaalada Muqddisho waxa ay  ku dhawaaqeen inuu bur buray Wada Hadaladii ay la lahaayeen Ahlusuna ee ka socday magaalada Muqdisho. Shirkan jaraa’id ayey Guddigu ku shaaciyeen inuu gebi ahaanba istaagay wada […]

Continue Reading