Sawirro: Hayat Foundation oo deeq gaarsiisay Barakacayaasha Baxdo

Hay’adda Hayat Foundation ayaa Barakacayaasha ku sugan Magaalada Baxdo u qaybisay Raashin iskugu jira Burr, Bariis, Sonkor iyo Saliid. Qoysaskaan ayaa ka soo Barakacay degaano hoostaga Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa waxaa deeq raashin ah oo kasoo gaartay Hay’adda Xayaat Foundation loogu qaybiyay kaam ku yaala Magaalada Baxdo, ayadoona ay kaamkaasi soogaareayeen Qaxooti horleh […]

Continue Reading

Sawirro: 14 Ruux oo Shuban Biyood ugu geeriyootay deegaanka Gadoon

Deegaanka Gadoon oo hoostaga degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa todobaadkan waxaa cudurka Shuban biyoodka u geeriyooday 14 qofood. Sidoo kale dad ku dhow 100 ruux, oo intoo badan la jiifiyey isbitaalka Gobolka galgaduud ee dhuusamareb iyo xarunta caafimaadka Sahed ee Gadoon. Deegaanka Gadoon ayaa 40 km beri uga beegan degmada Dhuusamareeb, deegaanka ayaa dhibaato […]

Continue Reading

Sawirro: Tartanka Ciyaaraha xaafadaha Cadaado oo la daahfuray

Waxaa garoonka kubadda cagta ee degmada Cadaado ka furmay ciyaaraha Xaafadaha Cadaado, ciyaartaan ayaa ujeedadeedu tahay isdhexgalka dhalinyarada iyo sara u qaadista nabadda. Gudoomiyaha degmada Cadaado iyo agaasimaha guud ee wasaarrada dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa wadajir u daahfuray ciyaarahaan, oo lagu bilaabay xaafadaha Waaberi iyo Galbeed. Dhankale Hay’ada Mercy Corps ayaa maamulka degmada Cadaado ku […]

Continue Reading

Sawirro: Maxkamada ciidamada oo dil ku fulisay Askari horey dil u geystay

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa saake mar kale toogasho ku fulisay maanyafuulka magaalada baydhabo. Askariga saaka la toogtay waxaa lagu magacaabi jiray CALI BUUROOW MAXAMAD wuxuuna ka tirsanaa ciidanka boliiska gaarka ah ee koonfur galbeed. Askarigan ayas sanadki hore dil u gaystay QAASIM CABDIYOOW XAAJI KEEROOW dhaawacna ugaystay labo wiil oo uu dhalay Marxuumka. Dilkaas […]

Continue Reading

Mooshin laga keenay habka dhismaha ciidamada

Guddiga difaaca Baarlamaanka ayaa mooshin ka dhan ah ka gudbiyay habka dhismaha ciidamada xoogga dalka,oo ay ku tilmaameen in lawiiqayo awoodda ciidamo qaran iyo wasaaradda difaaca,Xildhibaan xuseen carab ciise oo ah guddoomiyaha guddigaasi,ayaa sheegay in ay aheyd balantu in isku dhaf lagu sameeyo ciidamada gobollada iyo kuwa Qaranka. “Ujeedada mooshinka waxaa weeye, in wax kasta […]

Continue Reading

Diyaarado dagaal oo xalay duqeeyey Gobolka Gedo

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in diyaarado dagaal oo aan la ogeyn dalka laga leeyahay ay xalay duqeyn ka geysteen deegaanno ka tirsan gobolka Gedo. Diyaaradahan ayaa gantaalo la dhacsy  saldhigyo ay Ururka Al-shabaab ku leeyihiin gobolka Gedo, lamana oga khasaaraha ka dhashay duqeyntay. Sidoo kale diyaarado dagaal ayaa lagu soo […]

Continue Reading

Sawirro: Gudoomiye ku xigeenada cusub ee G. Banaadir oo xilka la wareegay

Gudoomiye kuxigeenadda iyo Xoghayaha Guud Ee Maamulka G/Banaadir cusub ayaa xilka la wareegay duhurnimadii maanta, waxaana goobta ku sugnaa gudoomiyaha gobolka Banaadir Thabid Cabdi iyo ku xigeenada xilka laga qaaday. Masuuliyiinta la magacaabay ayaa kala ah: 1-G/kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda waxaa lo magacaabay. Marwo Muluuka Dheere Sh.A.qaadir. 2- Gudoomiye ku Xigeenka Siyaasada iyo Amniga waxaa […]

Continue Reading

Gudoomiye kuxigeenadda Gobolka Banaadir oo la badalay.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku waabariistay isbadal lagu sameeyey Gudoomiye kuxigeenadda iyo Xoghayaha Guud Ee Maamulka G/Banaadir, waxaana lagu badalay masuuliyiinta hoos ku qoran 1-G/kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda waxaa lo magacaabay. Marwo Muluuka Dheere Sh.A.qaadir. 2- Gudoomiye ku Xigeenka Siyaasada iyo Amniga waxaa loo Magacaabay: Mudane Saalax Sh.Maxmaed 3-Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshadda waxaa lo magacaabay: […]

Continue Reading