Robin van Persie Oo Garoomada Ka Maqnaan Doona Mudo Dheer
Weeraryahanka kooxda Fenerbahce Robin van Persie ayaa lagu soo waramayaa inuu hal sanno ka maqnaanayo garoomada ka dib markii uu dhaawac jilibka kasoo gaaray intii lagu jiray waajibaad xulkiisa. Xiddigii hore ee Arsenal iyo Manchester United ayaa ku soo laabtay Netherlands markii ugu horeysay labo sano isbuucii hore. Si kastaba ha ahaatee, 34 jirkaan ayaa […]
Continue Reading