Philippe Coutinho Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Islamarkaana Diyaar ah Kulanka Man City
Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa soo jeediyay in Philippe Coutinho uu ku soo laaban doono line-upka kulanka sabtida ee Manchester City. 25 jirkaan ayaa si aad ah loola xiriirinayey kooxda reer Spain ee Barcelona xagaagan, lakiin Reds ayaa qirtay inuusan iib aheyn, waxaana lagu soo waramayaa inay diiday dalabyada gaaraya £ 100milyan. Coutinho ayaan weli […]
Continue Reading