Sawirro: Tartanka Ciyaaraha xaafadaha Cadaado oo la daahfuray

Ciyaaraha Wararka Galmudug Wararka Maanta

Waxaa garoonka kubadda cagta ee degmada Cadaado ka furmay ciyaaraha Xaafadaha Cadaado, ciyaartaan ayaa ujeedadeedu tahay isdhexgalka dhalinyarada iyo sara u qaadista nabadda.

Gudoomiyaha degmada Cadaado iyo agaasimaha guud ee wasaarrada dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa wadajir u daahfuray ciyaarahaan, oo lagu bilaabay xaafadaha Waaberi iyo Galbeed.

Dhankale Hay’ada Mercy Corps ayaa maamulka degmada Cadaado ku wareejiyey agab isboorti oo isugu jira dharka ciyaaraha iyo qalabka loo isticmaalo badelka ciyaaaraha iyo waqtiga dheeradka in lagu daro ciyaaraha.

FB_IMG_1493158279503-1 FB_IMG_1493157647169-1 FB_IMG_1493157651171-1 FB_IMG_1493157651171-1 FB_IMG_1493157658462-1 FB_IMG_1493158270737 FB_IMG_1493158151373 FB_IMG_1493158144767 FB_IMG_1493158137108