Waqtiga Saxda ah Ee Sergio Aguero Uu Garoomada Ka Maqnaan Doono
Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay rajeyneyso inay Sergio Aguero dib ugu soo laabto dhaawaca labo illaa afar isbuuc ka dib shilkii uu ku galay Amsterdam. 29 jirkaan waxa uu jab kasoo gaaray feer kadib markii uu ku soo laabtay garoonka diyaaradaha markii uu ka soo qeyb galay bandhig faneed ka dhacay caasimada Holland. […]
Continue Reading