Sedex Ka Mid Ah Xidigaha Muhiimka Ah Ee Arsenal Oo Dhaawac Kasoo Laabtay
Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in xidigo muhiim ah ay uga soo laabteen dhaawacyo ka hor kulanka ay u safrayaan kooxda Watford ee Premier League. Iyadoo Gunners ay guuleysatay afartii kulan ee ugu danbeysay ee horyaalka, tababare Arsene Wenger ayaa waxaa ka maqan seddex ka mid ah ciyaartoydiisa koowaad ee mudadaas, iyadoo Francois Coquelin, Mesut […]
Continue Reading