Harry Kane Oo Loo Magacaabay Ciyaaryahanka Bisha September Ee Premier League
Tottenham Hotspur weeraryahankeeda Harry Kane ayaa ku guuleystay abaalmarinta ciyaaryahanka ugu fiican Premier League bishii September. Kane ayaa ku guuldareystay bishii August inuu dhaliyo wax goolal ah saddexdii kulan ee ugu horeysay ee uu saftay horyaalka, laakiin xiddiga heerka caalami ee dalka England ayaa isbedelay bishii hore. 24 jirkaan ayaa labo gool dhaliyey markii Spurs […]
Continue Reading