Ernesto Valverde Oo Difaacay Luis Suarez
Tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa shaaca ka qaaday inuusan wax dhibaato ah ka qabin Luis Suarez kaas oo ka xumaaday badelkii loo taaay kulankii ay 2-0 kaga badiyeen Malaga. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Uruguay ayaa laga saaray ciyaarta oo 7 daqiiqo ka dhiman tahay markii ay Barca dhalisay labo gool. Suarez ayaa si […]
Continue Reading