R/Wasaaraha Soomaaliya oo maanta imaanaya Cadaado
Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal waxaa la filayaa in goordhow uu Cadaado soo gaaraan Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid cali sharmaake iyo wafdi uu hogaaminaayo, qabanqaabada soo dhaweynta Ra’iisul wasaaraha ayaa ka socota Magaalada. Ujeedada safarka Ra’iisul wasaaraha ayaa salka ku haysa daminta Colaada ka dhex aloosan Maamulada Galmudug iyo Puntland oo ku […]
Continue Reading