Ciidanka Galmudug oo la wareegay Goobta laga dhisayey Maxjarka Galkacyo

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Dagaal culus oo galabta ka qarxay galbeedka magaalada Galkacyo ayaa wali socda waxaana ciidanka Galmudug u suurtagalay in ay la wareegaan goobihii dhismaha Maxjarka ka socday.

Madaafiic culus ayaa la isweydaarsanayaa, waxaa dagaalkan yahay mid xooggan, daryanka madaafiicda ayaa laga maqlayaa gudaha magaalada, waxaana la sheegayaa in labada iska gubeen gawaari dagaal.

Dhaawacya ayaa la gaynayaa isbitaalada ku yaala waqooyiga iyo koofurta Galkacyo.

Wixii kusoo kordha kala soco halkaan.

Comments are closed.