Daawo Sawirrada: Doorashada Madaxda Maamulka Hirshabeelle

Waxaa caawa soo  dhamaatay doorashada madaxtinimada maamulka Hirshabeelle iyadoo doorashadan ay ahayd tii ugu horeysay ee lagu qabto magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka Hirshabeelle. Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa loo dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha Hirshabeelle halka Cali Cabdulaahi Xuseen(Cali Guudlaawe) loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle. Doorashadan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa wasiirka arrimaha gudaha […]

Continue Reading

AAWAY WASAARADIHII GALMUDUG? W/Q: Abdi Hassan Awoowe

Golaha wasiirrada Galmudug oo la magacaabay taariikhdu markay ahayd 28 August 2015 hadda waxay jirsadeen sanad iyo dhowr bilood, balse nasiib darro waxay noqdeen wasaarado khiyaali ah oo aan dhaafsiisnayn warqaddii uu magacaabistooda ku qoray madaxwaynaha Galmudug Cabdi kariin xuseen Guuleed, Wasaaradihii uu madaxwayne Cabdikariin magacaabay waxay tiro ahaan gaarayeen 24 wasaaradood, hasa yeeshee waxaa […]

Continue Reading

Faah faahino:kasoo baxaya dagaalkii kadhacay godinlabe dhimashada iyo dhaawaca labada dhinac oo kordhaya

Faah faahino dheraada ayaa kasoo baxaya dagaalkii maanta kadhacay magaalada godinlabe ee gobolka galgaduud dagaalkani saakay barqadii kabilowday godinlabe ayaa waxaa kasoo baxaya warar kala gadisan. dagaalka ayaa udhexeeya cidaamada NISA ee kahowlgala deegaanada Galmudug Ciidamada xooga dalka qeybta 21AAD iyo kuwa galmudug oo isku garaba waxaana kasoo horjeeda ciidamo maleeshiyaada iyo ciidamada ahlusuna oo […]

Continue Reading

Taliyihii Ciidamada Ahlusuna oo ku dhintay dagaalkii Godinlabe

Wararka ka imaanaya degmada Dhuusa Mareeb ayaa sheegay in Taliyihii ciidamada Ahlusuna Axmed Maxamed Odawaa (Axmed Dheere) uu ku dhintay dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud. Dagaalka oo labo jeer ka dhacay deegaanka ayaa markii hore waxaa uu u dhaxeeyay Ciidamada Galmudug iyo maleeshiyo hubeysan, waxaana dagaalka ku soo biiray Ciidamo ka […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray godinlabe iyo xabad wali kasocota

Madaxweyaha Galmudug c/kariin xuseen guuleed ayaa goordhow gaaray maagalada godinlabe oo ay kudagaalameen ciidamada galmudug iyo malaashiyaad iyo  ahlusuna oo is garabsanaya. Godinlabe maanta waxaa gacan ku heyntiisa la wareegay Ciidanka Ahlu-suna iyo Maleeshiyaad hubeysan kadib markii ay halkaasi kula dagaalameen Ciidanka Nabad Sugidda Maamulka Galmudug. madaxweynaha galmudug kuxegeenkiisa wasiiro iyo xildhibaano ayaa kusagan kontorolka soke ee soo […]

Continue Reading

Abshir Bukhaari oo ku guuleystay kursiga Beesha Saleebaan (Sawirro)

Musharax Xildhibaan aqalka sare Abshir Axmed Maxamed Bukhaari ayaa 47 cod ku guuleystay kursigii beesha Saleebaan habargidir, waxaan kula tartamayey labada musharax Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor oo helay 24 cod, halka musharax Kamaal Daahir Xasan oo helay 16 cod, hal cod wuu halaabay. Waa xildhibaankii ugu horeeyey Soomaaliya oo idil ee ku guuleystay kuraasta aqalka […]

Continue Reading

Doorashada Xubnaha Aqalka sare oo maanta Cadaado ka dhaceysa

Waxaa magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug saaka ka socda qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashada xubnaha u tartamaya aqalka sare, waxaana ku tartamayaa 19 musharax oo ku loolamaya 8 kursi oo dowlad goboleedka Galmudug ku leedahay aqalka sare ee Barlamaanka Federaalka ah Soomaaliya. Musharixiinta u tartamaya kuraasta aqalka sare ayaa laba […]

Continue Reading

Daawo: Ra’iisul wasaare Sharmaake oo galabta soo gaaray Cadaado

Ra’iisul wasaaraha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta soo gaaray magaalada Cadaado fadhiga dowlad goboleedka Galmudug. Madaxweynaha Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa garoonka diyaaradaha Cadaado ku soo dhaweeyay Raiisul wasaaraha Soomaliya cumar cabdirashiid. Ujeedada safarka Raiisul wasaaraha ayaa lagu sheegay sidii  wada hadal loogu dhameyn lahaa xiisadda […]

Continue Reading