Madaxweynaha Galmudug oo gaaray godinlabe iyo xabad wali kasocota

Madaxweyaha Galmudug c/kariin xuseen guuleed ayaa goordhow gaaray maagalada godinlabe oo ay kudagaalameen ciidamada galmudug iyo malaashiyaad iyo  ahlusuna oo is garabsanaya. Godinlabe maanta waxaa gacan ku heyntiisa la wareegay Ciidanka Ahlu-suna iyo Maleeshiyaad hubeysan kadib markii ay halkaasi kula dagaalameen Ciidanka Nabad Sugidda Maamulka Galmudug. madaxweynaha galmudug kuxegeenkiisa wasiiro iyo xildhibaano ayaa kusagan kontorolka soke ee soo […]

Continue Reading

Dagaal culus oo ka socda Magaalada Godinlabe

Waxaa dagaal culus daqiiqado ka hor ka bilowday magaalada Godinlabe, dagaalkan ayaa u dhaxeeya ciidamada dowlad goboleedka Galmudug, iyo Maaleeshiyo jidgooyo dhigtay duleedka magaalada oo garab ka helaya Ahlu sunna. Waxaa dagaalku hadda ka socdaa gudaha magaalada, waxaana ka qeybgalaya gawaarida dagaalka, waxaana goobta goor dhow gaaray ciidamo xoojin ah oo Cadaado ka baxay, waana […]

Continue Reading

MAALMAHAYGII MUQDISHO; hordhac Q1AAD W/Q: Bashiir M. Xersi

MAALMAHAYGII MUQDISHO; hordhac Q1AAD Dal burburray, qaran dumay, dawlad ay ka la daateen hay’adeheedii oo dhan, ee soo maray walina ku jira; dagaallo sokeeye, ee beelo, diin, dhaqaale iyo damac kursi isugu jira, muuqa, muunadda, maamuuska iyo misaalka uu noqon karo, laga qaadan karo, laguna qaadan karo kaliya, ayaan aragtideyda gaaban sida ay i la […]

Continue Reading

Goormee la dooranayaa xildhibaanada aqalka sare ee Galmudug ?

Hoggaanka sare ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa todobaadkan gudbiyey liiska 19 ruux oo u sharaxan aqalka sare, waxaana musharixiintaas ku tartamayaan 8 kursi oo aqalka sare ah, inkasta oo ay guddiga doorashada dadban ay sheegeen in ay celiyeen liiska xubnaha aqalka sare u tarmaya dowlad goboleedyada Galmudug, Puntland iyo jubbaland, hadana waxaa muuqda in barlamaanka […]

Continue Reading

Maraykanka oo War kasoo saaray Duqeyntii Bariga Galkacyo

War ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Nairobi, waxaa lagu sheegay “in dowladda Mareykanku ay si dhow ula shaqeyneyso dowladda federalka ee Soomaaliya, Maamulada Galmudug iyo Puntland si looga hadlo walaacii la xiriiray dhacdadii 28 September ee weerarkii isdifaacidda ahaa ee Mareykanku ka geysteen Galkacyo”. War saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in Mareykanku ay ka war […]

Continue Reading

Daawo: Gudoomiyaha Gudiga Doorashada iyo Taliyaha Amisom oo Cadaado soo gaaray

Taliyaha Amisom Jeneraal Cismaan Subagle ,Amaan duulaha ciidanka xooga dalka Cali bashi iyo Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka dadban Abuukate Dhagey iyo saraakiil kale ayaamaanta soo garay Cadaado . Wafdigan ayaa la kulmay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug C/kariim Guuleed iyo Mas’uuliyiinta kale ee maamulka, waxaana kulamadan lagu lafaguray sugidda ammaanka doorashada ay Magaalada Cadaado ay martigalinayso, waxaana la […]

Continue Reading

Puntland: " Galkacyo Waxaa soo nagula dagaalamaya Dowlada Federaalka"

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyda maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in dagaalka Galkacyo ay iska kaashanayaan Galmudug iyo dowlad federaalka ah, Puntland ayaa horey u sheegtay in Galkacyo ay soo weerareen Galmudug iyo Alshabaab, taas oo ka yaabisay shacabka soomaaliyeed. Waxaana muuqda in dagaalka Galmudug iyo Puntland uu markaan xadka dhaafay, kol hadii Puntland ay […]

Continue Reading

Burundi oo xayiraad saartay baarayaal ka socda Qaramada Midoobeey

Dalka Burundi waxa uu xayiraad saaray seddax baarayaal oo Qaramada Midoobeey ka socotay. Dowladda Burundi ayaa sheegay in seddaxdaasi qof aysan dalkeeda soo gali karin, kaddib markii dowladda Burundi ay ku eedeeysay inay xadgudub baahsan oo ka dhan ah aadanaha geysatay. Warbixin la daabacay bishii dhammaatay, baarayaasha waxay ku xuseen in kumannaan qof la jirdilay, […]

Continue Reading

Wafdi kasocda Amisom oo lagu wado in cadaado ay soogaaraan

wafdi kasocda ciidamada midowga africa ee Amisom ayaa lagu wadaa in ay soogaaraan magaalada cadaado ee xarunta kmg ee maamulka galmudug. saraakishaan kasocota taliska Amisom ayaa waxaa lagu wadaa in magaalada cadaado ay kusoo dhaweeyaan madax katirsan maamulka galmudug iyo taliyaha ciidamada booliska soomaaliyeed sareeye gaas maxamad shiikh xasan xaamud oo maalmahaan kusugnaa magaalada cadaado wararku […]

Continue Reading

Barakac caawa ka socda xaafadaha magaalada Galkacyo

Waxaan caawa ka taagan magaalada Galkacyo xaalad cabsi ah, dadweynaha ayaa ka barakacaya xaafadaha magaalada, dadka ayaa waxaa lasoo dersay welwel xooggan oo ah in beri ay suurtagal tahay in  dagaal culus ka dhaco halkaasi. Abaabul xooggan oo ciidan ayaa kasocda laba dhinac ee Magaalada, waxaana jabtay xabad joojintii ay odayaashu shalay gaareen. Magaalada Galkacyo […]

Continue Reading