Ciidamadii Galmudug iyo Puntland ee isku horfadhiyey Galkacyo oo lagu guuleystay in lakala qaado (Sawirro)
Waxaa galabta lagu guuleystay in la kala qaado ciidamadii maamulada Galmudug iyo Puntland ee isku horfadhiyey magaalada Galkacyo. Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid oo todobaadkan ku sugnaa Galkacyo ayaa ku guuleystay in la fuliyo qodobkii ugu muhiimsanaa nabadda Galkacyo oo ahaa in ciidamada labada dhinac la kala qaado. Wasiirka arimaha Gudaha iyo Federaalka mudane C/raxmaan […]
Continue Reading