Akhriso: Galmudug oo guddi u saartay dhacdadii ka dhacday Guriga Gudiga Doorashooyinka

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Maamulka Galmudug ayaa gudi baaritaan u saaray dhacdadii 14 bishaan ka dhacday guriga gudiga doorashooyinka  Galmudug oo lagu xiray Wasiir katirsan Dowlada Galmudug iyo odayaal, Gudigaan ayaa iskugu jira saraakiil ciidan wasiiro iyo gudiga doorashooyinka.

be

Comments are closed.