Daawo: Mashruuca Balaarinta Dhismaha isbitaalka Cadaado oo la dhagax dhigay

Wasiirada Caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug  Marwo Naciimo Maxamuud Maxamed iyo gudoomiyaha degmada Cadaado Mudane Cabdullaahi C/raxmaan Tootoole ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay Mashruuca balaarinta dhismaha isbitaalka guud ee degmada Cadaado oo ah xarunta kumeelgaarka ah ee Galmudug. Mashruucan ayaa waxaa ku baxaya lacag ka badan 300,000 dollar, lacagtaas 80% waxaa ku deeqday […]

Continue Reading

XUSKA ABWAAN AXMED XAAYOOW W/Q:- Bashiir Cali Barre

XUSKA ABWAAN AXMED XAAYOOW Waxaa taariikhdu markey ahayd 03-11-2016 dalka maraykanka gaar ahaan magaalada Mineapolis ku geeriyooday AUN Abwaan & Qoraa marxuum Axmed Macoow Xaayoow. Macallin Xaayoow wuxuu ahaa abwaan & qoraa soomaaliyeed oo aannu isku baranay barta ay bulshada badani ay ku xariiraan ee Facebook dabayaaqadii sannadkii 2013kii, markaannu is baraney kahor ma ogayn […]

Continue Reading

Trump oo sheegay inuu Musaafirinayo 3 Milyan oo sharci darro ku jooga Maraykanka

Donald Trump ayaa sheegay in muhaajiriin tiradoodu dhexeyso 2 ilaa 3 milyan, oo sharci darro ku jooga Maraykanka uu tarxiilo doono marka uu xafiiska la wareego. Mr Trump oo wareysi siiyay telefishinka Maraykanka laga leeyahay ee CBS, ayaa sheegay in si gaar ah uu u beegsan doono kuwa dembiyada galay, kooxaha burcadka ah iyo kuwa […]

Continue Reading

Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay Tiyeeglow

Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa Koofur Galbeed ayaa dib ula wareegay deegaanka tiyeeglow ee gobalka Bakool, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya.. Wararka ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa Tiyeeglow ay isaga baxeen, kaddib markii ciidamada dowladda iyo kuwa Koofur Galbeed ay ku soo dhowaadeen magaalada Xildhibaan Ibraahim Xasan […]

Continue Reading

Cabdi Shire iyo Duniyo Maxamed oo kusoo baxay doorashadii maanta Cadaado ka dhacday (Sawirro)

Waxaa galabta magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ee dowlad goboleedka Galmudug ka dhacday doorashada xubnaha aqalka hoose oo ay kusoo baxeen xildhibaanada ka mid noqonaya aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya. Labo kursi oo kamid ah xubnaha aqalka Hoose ayaa lagu tartamayay maanta waxaana kursiga koowaad kusoo baxday Duniyo Maxamed Cali 44 cod oo gacantaag ah, kadib […]

Continue Reading

Gudiga Xalinta khilaafaadka Doorashada oo walaac ka muujiyey Musuqmaasuq ka jira goobaha qaar (War-saxaafadeed)

GUDDIGA MADAXA BANAAN EE XALLINTA KHILAAFAADKA DOORASHOOYINKA DADBAN (GMXKHDD) Guddiga MXKHDD waxaa sharaf u ah inuu shacabka soomaaliyeed la wadaago xaaladaha guud ee doorashooyinka dalka. Guddigu wuxuu si aad ah u soo dhaweynayaa boogadinayaana doorashooyinka Baarlamaanka Aqalka Hoose ee JFS ee ka bilowday Dowlad Gobaleedyada dalka taa oo horumar fiican laga gaaray inta badan. sidoo […]

Continue Reading

Wasiirka Arimaha Dibada Turkiga oo u Hambalyeeyey Ilhaan Cumar

Sida uu qoray wargeyska TurkPress Wasiirka Arimaha dibadda dalka Turkiga Mouloud Jawish Ouglo ayaa khadka taleefanka kula xariiray gabadha Maraykanka ee asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya Ilhaan Cumar, isagoo ugu hambalyeeyey guusha ay ka gaartay ka mid noqoshada golaha Congress-ka Maraykanka. Wasiirka ayaan Ilhaan ugu hambalyeyay guusha ay gaartay iyada oo ah gabar muslim ah […]

Continue Reading

Akhriso: 6 Kursi oo beri loo tartami doono aqalka hoose – Galmudug

Afhayeenka Guddiga doorashada heer dowlad goboleedka Galmudug Yuusuf Diiriye Maxamuud oo caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Cadaado ayaa sheegay in maalinimada beri ah loo tartami doono ilaa 6 kursi oo mid ka mid ah ay haween kaliya u tartami doonaan. kuraasta beri loo tartami doono ayaa kala ah: kursiga 1-aad : Beesha Dir, Sure […]

Continue Reading

Maxaa looga hadlay kulankii Guuleed iyo Gaas? (Warbixin+Sawirro)

Waxaa maanta ka dhacay gudaha garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Galkacyo shir ay isugu yimaadeen madaxweynayaasha maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland. Madasha ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid, Ergeyga gaarka ah ee Qaramada midoobay Mr. Keating, iyo siyaasiyiin kale. Labada madaxweyne ayaa khudbado ka jeediyey goobta, waxaana la isku raacay […]

Continue Reading