Akhriso: Kuraasta maanta Cadaado lagu dooranayo
waxaa maanta ka dhacaya magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah dowlad goboleedka Galmudug doorashada saddex kursi oo kala ah: Kursiga 19-aad beesha Murusade/Foolculus/Hilibi, waxaana ku tartamaya,Cabdi Maxamed Qanyare iyo Bashiir Cali Cadow. Kursiga 20-aad beesha Sacad/Odow waxaana ku tartamaya, Maxamed Aadan Qalabxoor, Cabdikariin Khaliif CabdiDhalac, Xasan Maxamuud Cali. Kursiga 21-aad Beesha Saruur/ Cali wehliye iyo […]
Continue Reading