Daawo: Cumar Dhagey :” Dib ayaa loogu laabanayaa natiijada kuraasta Qaar ee Cadaado lagu doortay”

Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban heer federaal Abuukaate Cumar Dhagey oo maanta soo gaaray magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa kulan la qaaday madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi iyo Guddiga doorashooyinka dowlad goboleedka Galmudug. Abuukaate Dhagey ayaa kulankaas ka dib saxaaafada la hadlay, isagoo sheegay in howsha doorashada ay meel wanaagsan […]

Continue Reading

Wasiirka Arimaha Gudaha oo maanta kormeeray Dugsiga tababarka Booliska Jen. Kaahiye (Sawirro)

Wasiirka Wasarada arrimaha Gudaha iyo federaalka Soomaliya Mudane Cabdirxmaan Maxamed Xuseen Odowaa  ayaa Maanta Booqday Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliiska ee Jeneraal Kaahiye ,Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaliyeed Mudane Maxamed Shiikh Ayaa wasirka kusoo Dhaweeyay Xerada Waxana Wasiirka Salaan Siiyay Ciidanka Boliiska, Wasiir Odowaa ayaa ku amaanay Ciidanka booliiska Shaqada ay U hayaan bulshada waxana uu sheegay […]

Continue Reading

Doorashada Cadaado oo maalintii labaad hakad ku jirta (Ogow sababta)

Waxaan maalintii labaad hakad ku jira doorashadii ka socotay magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Galmudug, lama oga sababta rasmiga ah, balse warar aan haleyno waxa ay sheegayaan khilaafaad ka dhex jira beelaha ay caqabad ku yihiin horusocodka doorashada. Beelaha Mareexaan, Sacad iyo Saleebaan ayaa buuq badani ka jiraa ergooyinka, iyadoo khilaafkaas […]

Continue Reading

Shiikh Bashiir:” Lacagaha badan ee qaad ku baxa haloogu gurmado dadka Abaartu haysato”

Guddoomiyaha Hay’ada Culimadda Somaliyed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa ku baaqay in dhaqaalaha faraha badan ee lagu bixiyo qaadka loogu gurmado dadka Soomaaliyed ee xilligaan abaarta xoogan ay haysato. Gobolada dalkeena qaarkood, waxaa ka taagan xaalad abaareed oo aad u adag, waxaana muhiim ah in dadka ay isku gurmadaan si xaaladan qatarta ah looga baxo. […]

Continue Reading

Kaalin Intee La Eg Beey Ka Qaateen Wariyaashu Doorashada Ka Socota Cadaado(Faallo). W/Q: Wariye Axmed C/Salaan

Kaalin Intee La Eg Beey Ka Qaateen Wariyaashu Doorashada Ka Socota Cadaado.   Waxaa sida aan ognahay magaalada cadaado ka socota doorashada xubnaha aqalka hoose maamulka galmudug u matalaya dowlada federaalka ah ee soomaliya. Doorashada intii ay socotay waxaa soo wajahay marxalado kala duwan sida in dad ay ku dhintaan in la weeraro aqalka ay […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay safiirka EU Soomaaliya (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta waxa uu kulan kula yeeshay magaalada muqdisho safiirka EU Soomaaliya Ambassador – Ms Veronique LORENZO. Kulankaan ayaa waxaa looga hadalayay arimo dhowr ah oo ay kamid ahaayeen Xaalada magaalada Gaalkacyo Arimaha Doorashooyinka waxbarshada ciidamada iyo Hormarinta Ageegyada Bulshada . Arinta magaalada gaalkacyo ayaa sixoogan looga hadlay waxaana […]

Continue Reading

Kulalihi iyo Cabdi Barre oo looga Adkaaday doorashadii maanta ka dhacday Garoowe (Warbixin+Sawirro)

Doorashada 3 Xildhibaan oo aqalka hoose ah ayaa maanta ka qabsoontay magaalada Garowe, waxaana afka ciidda loogu daray Qaar ka mid ah Siyaasiin si weyn looga yaqaano Deegaanada Puntland, Halka ay kusoo baxeen xubno aan horey loo filayn ka dib markii uu loolan adag saddexda kursi ku dhex maray musharaxiin kor u dhaafaya ilaa 11 […]

Continue Reading

Guuleed oo ka jawaabay Eedeyntii Maraykanku u jeediyey (Akhriso jawaabta)

Shabakadda ceelhuur.com ayaa heshay warqad jawaab ah oo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug C/kariim Guuleed u diray safaarada Maraykanka. Warqadan oo ku taariikheysan 20 bishan ayaa Madaxweyne Guuleed kaga jawaabay dhacdooyin maraykanku sheegay in ay ka dhaceen doorashada ka socota Cadaado. Guuleed ayaa mid mid u jawaabay dhacdooyinkaas : Madaxweynaha ayaa sheegay in baaritaan ay sameeyeen […]

Continue Reading

Gabar Quraanka ku Qortay Xariir iyo Biyo dahab (Sawirro)

Gabar u dhalatay Azerbijan oo lagu magacaabo Tonzala Maxamed Zadah ayaa diyaarisay kitaabka Quraanka Kariimka maro xariir qafiif ah oo lagu dul qoray. Gabadhan ayaa adeegsatay 50 mitir oo maro xariir madow ah iyo 1500 mililitar oo khad dahab iyo maar ah, gabadhan oo la hadashay wakaalada wararka ee dalka Turkiga Anadolu ayaa sheegtay in […]

Continue Reading

Cadaado: Cabdi Wali Qanyare oo ku guuleystay kursiga 19aad aqalka hoose

Waxaa goordhow soo idlaaday tirinta codadka ergada codeysay Kursiga 19aad Beesha Murusade/Foolculus/Hilibi Waxaa ku guuleystay Cabdiwali Maxamed Qanyare oo helay 48 cod, halka Musharaxii la tartamayey Bashiir Cali Cadow uu helay 1cod, hal codna wuu xumaaday,Ergada codbixinta ka qeybgalay waa 50 ergo. Waxaana hadda la guda galay codeynta kursiga 20-aad Beesha Sacad/Odow, waxaana ku tartamaya Maxamed […]

Continue Reading