Wasiirka Arimaha Gudaha oo maanta kormeeray Dugsiga tababarka Booliska Jen. Kaahiye (Sawirro)

Wararka Maanta

Wasiirka Wasarada arrimaha Gudaha iyo federaalka Soomaliya Mudane Cabdirxmaan Maxamed Xuseen Odowaa  ayaa Maanta Booqday Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliiska ee Jeneraal Kaahiye ,Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaliyeed Mudane Maxamed Shiikh Ayaa wasirka kusoo Dhaweeyay Xerada Waxana Wasiirka Salaan Siiyay Ciidanka Boliiska, Wasiir Odowaa ayaa ku amaanay Ciidanka booliiska Shaqada ay U hayaan bulshada waxana uu sheegay in ay yihiin indhaha bulshada sidoo kale wasiirka ayaa ugu baaqay in ay xojiyaan amaanka magalada muqdisho oo dhawaan ay kadhacayso doorshada dalka

Ugudanbayan wasiirka ayaa Ciidamad Ugu deeqay labo Neef oo Geel ah.
dscn8679 dscn8660 dscn8657 dscn8645 dscn8599 dscn8594 dscn8584

Comments are closed.