Dib u dhac ku yimid doorashadii la filayey inay maanta ka dhacdo Cadaado

Todobaadyadii lasoo dhaafay waxaa magaalada Cadaado ka socday doorashada kuraasta aqalka hoose barlamaanka u matalaya dowlad goboleedka Galmudug, ilaa hadda waxaa la doortay 23 kursi oo 4 kamid ah suurtagal tahay in dib loogu laabto. Waxaa haray 13 kursi oo la filayey in qaar ka mid ah maanta la doorto, waxaana dib u dhacay doorashadaas, […]

Continue Reading

Doorashada Kursiga Waceysle Cali Gaaf oo dib loogu laabanayo (Ogow Sababta)

Qoraal kasoo baxay Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa lagu cadeeyey in aysan waxba ka jirin natiijada doorashadii kursiga Beesha Wacaysle/Cali Gaaf oo uu dhawaan ku guuleystay Saadaq C/kariin Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada Soomaaliya. Guddiga ayaa sheegay in Suldaanka beesha waceysle Suldaan Maxamed Cabdi Shiddo uu kursiga Waceysle/Cali Gaaf u asteeyey in gabdho kaliya ku tartamaan, kursigaan […]

Continue Reading

Madaxweyne Xasan oo xariga ka jaray kuliyadda Sayniska iyo Tiknoolajiyadda ee Jaamacadda Ummadda (Sawirro)

Madaxweynaha J. F. Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarigga ka jaray xarunta Seyniska iyo Tiknoolajiyadda Jaamacadda Ummadda, waana kuliyaddii uu madaxweynuhu ka Qalin-jabiyey, madaxweynaha waxaa wehliyey Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda, Wasiirka Waxbarashada iyo Duqa Muqdisho iyo Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka. Munaasabadda, waxaa sidoo kale lagu soo dhoweynayey Ardeyda Kuliyadahaas cusub, iyadoo ay munaasabadda ka […]

Continue Reading

Daawo Muuqaal:Danjire Michael Keating oo Cadaado soo gaaray

Waxaa goordhow soo gaaray magaalada xarunta kumeelgaarka ah dowl ad goboleedka Galmudug Ergayga gaarka ee Qaramada midoobay u qaabishan Soomaaliya Danjire Michael Keating iyo wafdi uu hogaaminayo. Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa kusoo dhaweeyey madax ka tirsan maamulka Galmudug iyo saraakiil ciidan, Mr. Keating ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula leh Madaxweynaha Galmudug iyo gudiga doorashada. Waxaana […]

Continue Reading

Akhriso: Kuraasta maanta lagu dooranayo Cadaado

Waxaa goor dhow ka bilaabanaysa hoolka doorashada magaalada Cadaado, codbixinta laba kursi oo kala ah : Kursiga 22-aad Beesha Duduble/Aarsade waxaana ku tartamaya ilaa shan musharax oo kala ah: Cabdicaziiz Cilmi Cali Qaali Axmed Diiriye Xasan Maxamed Axmed Nasteexo Cali Rooble Fahmo Salaad Sheekhdoon Kursiga 23-aad Beesha Duduble/Maqalsame Waxaana ku tartamaya musharixiinta kala ah : […]

Continue Reading

Madaxweyne Guuleed oo Cadaado dib ugu soo laabtay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Gobol eedka Soomaaliyeed ee Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa goor dhaw dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado xarunta ku meel gaarka ah ee Galmudug , waxana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xashi Cabdi ,Gudoomiye kuxigeenka labaad baarlamaanka, labada gole ee Dowlada iyo saraakiisha ciidamada Amisom ee kusugan […]

Continue Reading

Kursiga ay ku loolamayaan Caasha Xaaji Cilmi, Abtidoonyare iyo Macalin Mahdi oo ah kan labaad ee ugu adag doorashada Cadaado

Kursiga Beesha Gaabane ee reer xaaji Saleeman ku leedahay Baarlamanka aqalka hoose ee Federaalka ayaa ka mid ah kuraasta ugu adag ee taal magaalada Cadaado, iyadoo sababtu tahay danaha tirada badan ee laga leeyahay kursigaas. Kursigan hadda waxaa u taagan sadex musharax oo kala ah Caasha Xaaji Cilmi, Abtidoon yare iyo Macalin Mahdi. Abtidoon yare […]

Continue Reading

NATO oo Soo Afjartay Howlgalkii Xeebaha Soomaaliya

Gaashaanbuurta NATO ayaa soo geba gebeysay howlgalkii ay ugu magac dartay Ocean Shield ee xeebaha Soomaaliya, kadib markii hoos u dhac xooggan uu ku yimid weerarada burcad badeedda. Ciidamada cirka ee dalka Denmark ayaa sameeyey howlgalkii ugu dambeeyey ee NATO ee lagu kormeerayey badweynta India. Howlgalka NATO ayaa qeyb ka ahaa jawaab isku xiran oo […]

Continue Reading

Isbitaalka Xoogga dalka oo dib loo dhisayo (Sawirro)

Munaasabad kooban oo loo sameeyay dib u dhiska Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayana ka qeybgaleen Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ,Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka iyo Hay’ado ka qeyb-qaadanaya dib u dhiska ayaa shalay lagu qabtay Xaruunta Isbitaalkaasi ee Magaalada Muqdisho. Xafladda oo ay sidoo kale ka qeybgaleen Madax ka […]

Continue Reading

Galmudug oo ku baaqday in la gargaaro dadka Abaaruhu Saameeyeen (War-saxaafadeed)

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa baaq u dirtay bulshada Soomaaliyeed iyo hay’adaha samafalka, waxayna arinta abaaraha ka jira deegaanada Galmudug u saartay guddo 11 xubnood ah. Jiilaal daran ayaa jira inta badan deegaanada Galmudug, roobkii deyrta ayaan wali si fiican uga di’in, xoolo dhaqatada qaar ayaa waxaa dhaafay inta badan xoolihii, mana jirto cid isku howshay […]

Continue Reading