Gaari ku Qaraxay Bar kontorool Duleedka Magaalada Muqdisho (Sawirro)

Qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay Bar Koontarool ku taal Siinka Dheer duleedka magaalada Muqdisho , Bartan ayaa waxaa ku sugnaa ciidamo katirsan Nabad Sugida Qaranka NISA . Sida aan Wararka ku heleyno gaari yar oo nuuca raaxada lagana soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay […]

Continue Reading

Cabdishakuur Cali Mire oo maanta lagu doortay Cadaado (Sawirro)

Wasiirka Kuxigeenkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta dowladda Soomaaliya Cabdishakuur Cali Mire ayaa ku guuleystay doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Cadaado. C/shakuur Cali Mire ayaa ku guuleystay 49 cod kursiga 35-aad Beesha Mareexaan/ Ilmo Adeero, halka musharixii kale C/risaaq Cali Jaamac uu helay 2 cod, doorashada ka socota Cadaado ayaa waxaa haray 1 kursi […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado dib ugu soo laabtay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed iyo qaar ka mid ah xildhibaano federaalka ee dhawaan lagu doortay magaalada Cadaado ayaa galabta dib ugu soo laabtay Magaalada Cadaado, waxaana garoonka diyaaridaha ku soo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi iyo qaar ka mid ah wasiirada Galmudug, Wafidga ayaa loo galbiyey xarunta Madaxtooyada Galmudug. Mr. […]

Continue Reading

Olole sare loogu qaadayo waxbarashada oo ka socda Degmada Godinlabe (Sawirro)

Magaalada Godinlabe ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka socda olole sare loogu qaadayo heerka ardada ku biiraysa waxbarashada aas aasiga ah. Ololahan oo ay fulinayaan Gudiga Iskuulada deegaanka Godinlabe iyo maamulka Mu’asasada waxbarashada ee Iftiin ayaa la doonayaa in sare loogu qaado tirada carruurta ku biiraysa waxbarashada aas aasiga ah. Ardada hadda dhigata Isbuulada hoose, […]

Continue Reading