Daawo: 2 kamid ah Golaha Wasiirada Galmudug oo is casilay

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Wasiir ku xigeenkii Jaaliyadaha iyo Maalgashiga Dowlad goboleedka Galmudug C/salaan Ibraahim Faarax iyo Wasiiru dowlihii Caafimaadka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa maanta ku dhawaaqay in ay iska casileen xilkii ay maamulka u hayeen.

Hoos ka daawo sababta ay isku casileen.