Gudiga doorashada Federaalka oo diiday doorashadii Maxamed C/laahi Nuux (Cadeyn)

Wararka Maanta

Gudiga doorashooyinka dadban heer federaal ayaa cadeeyey in ay waxba kama jiraan tahay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Jowhar, taas oo lagu doortay wasiirkii dhalinyarada Maxamed Cabdullaahi Nuux.

Waxaa muuqa in khilaaf ka dhex jiro guddiga doorashooyinka heer federaal iyo kan dowlad goboleedka Hirshabeelle.
fb_img_1481442685060