Dhuulihii Qarnigu Dhimay: Waxa Qoray Cumar Seerbiya

Dhuulihii Qarnigu Dhimay: Waxa Qoray Cumar Seerbiya Waa habeenkii Arbacaad bishii 3aad sannadkii 2013dii waqtigii fiidcawlka markii aan ka dhaqaaqay masaajidka Cali Mataan oo markaasi uun salaadii maqrib laga baxay waxaan wacay numberkii 441 ka bilaabmayey ee numbkerka 5 uu laba meelood kaga jiray . Dabcan kuma nasiibin uun magaca qofka sita, balse waxaan aqaanay magaciisa […]

Continue Reading

Shaqadii Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo Hakad ku jirta

Waxaa hakad ku jirta shaqadii garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kaddib markii shaqo joojin ay sameeyeen shirkadaha diyaaradaha ee isugu jira kuwa gudaha iyo dibadaba. Shaqo joojintan ayaa ka dambeysay markii lacago dheeraad ah lagu soo rogay rakaabka diyaaradaha, laguna amray shirkadaha diyaaradaha inay ku daraan qiimaha tikidka. Shirkadaha Diyaaradaha ayaa la sheegay inay ka hor-yimaadeen […]

Continue Reading

Wasiirka Arimaha Gudaha oo daah furay Shirka Madasha Xiriirka Heerarka Dowladaha (Sawirro)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka waxay daah furtey shir wadatashi ah oo ku saabsan sameynta Madasha Xiriirka Heerarka Dowladaha oo socon doona muddo seddex maalmood ah. Shirka waxaa furey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federalka, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, waxaana ka qeyb galaya Wasiirro iyo mas’uuliyiin ka socota Wasaaradaha Dowladda Federaalka iyo Wasaarradaha Dowladaha […]

Continue Reading

Qodabada looga hadlayo Shirka Madasha Qaran ee Muqdisho ka socda

Waxaa maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho shirka Madasha Hoggaanka Qaran, waxaana looga hadlayaa Qodobadan: 1. In La Cayimo waqtiga doorashada la soo afjarayo 2. Dhameystirka Hannaanka Doorashada Dadban 3. Dedejinta Doorashada Aqalka Hoose Iyo Midda aqalka Sare 4. Xal Ka Gaarista Muranka Puntland iyo Gobollada Waqooyi ee Ku aadan aqalka sare 5. Qoondada Haweenka […]

Continue Reading

Guddiga Doorashada oo Wasiirka Dhalinyarada ka reebay inuu u tartamo kursiga beeshiisa (Cadeyn)

Warqad kasoo baxday gudiga doorashooyinka heer federaal kuna socotay gudiga doorashada Hirshabeelle iyo madaxweynaha Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Nuur iyo Musharixii la tartamayey Axmed Sheekh Nuur inay labada ka dambeeyeen shaqaaqadii ka dhacday xarunta doorashada magaalada Jowhar. Gudiga ayaa sheegay in labadaas musharax aysan u tartami karin […]

Continue Reading

Jaaliyadda Galmudug oo kulan ay ku yeesheen Sweden kaga hadlay Horumarinta Caafimaadka Deegaanada Galmudug (Sawirro)

Kulan ay jaaliyadda Galmudug Ku yeesheen caasimadda Sweden ee Stocklum ayaa waxa ay kaga hadleen horumarinta Caafimaadka deegaanada Galmudug Kulanka waxaa ka soo qaybgalay xubno ka socday jaaliyadaha UK Iyo maraykanka, iyadoo uu ka mid ahaa C/qaadir Sayid Axmed Xaaji Yuusuf gudoomiye Ku xigeenka hay’adda Hayat Foundation oo horay gobolka Galgaduud uga fulisay mashaariic adeegga […]

Continue Reading

Shirka Madasha Qaran oo goor dhow ka furmay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah Muqdisho uga furay shirka Madasha Wadatashiga Qaran, kaas oo ay ka qaybgalayaan Madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo kuwa dowlada federaalka ee Soomaaliya. Shirkaan ayaa waxaa looga hadlayaa Guulaha laga gaaray Doorashada haatan socota ee maraysa heer gabo gabo ah, iyo waxyaabihii ka hir galay […]

Continue Reading

Akhriso: Tirada Guud ee xildhibaanada la doortay labada Aqal Soomaaliya

Doorashada Soomaaliya ayaa maraysa heer gababo ah waxaana tirada guud ee labada aqal yihiin 329 xildhibaan, waxaana ilaa hadda la doortay 266 xildhibaan, shabakadda Ceelhuur Online (www.ceelhuur.com) indinkaga diyaarisay shaxda xildhibaanda la doortay iyo kuraasta aan wali la dooran, iyo waliba tirada dumarka la doortay labada aqal, hadaba halkaan hoose ka aqriso.

Continue Reading