Akhriso: Taariikhda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo
Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa ku guuleystay xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kaddib doorasho adag oo uu la galay Labo Madaxweynayaal hore oo uu kula tartamay wareega labaad ee doorashada. Farmaajo ayaa wareega labaad helay codod badan, taasoo keentay in Musharaxii ku xigay ee Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud uu tanaasulo. Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa 14 […]
Continue Reading