Shabakadda Ceelhuur Online ayaa sameysay codbixin ay ka qeybqaateen akhristayasheeda muddo kooban, waxaana kasoo qaadanay 4 musharax ee ugu sareeya codeynta.
Tani waa aragti dadweyne ee ma ahan cod laga qaaday xildhibaanada wax dooranaya, dhabtu waxa ay noqon doontaa doontaa natiijada soo baxda xarunta Afisyoone oo maanta ay doorashadu ka dhaceyso.