Magacyada 4 nin oo Alshabaab ku toogteen degmada Jamaame
Al-Shabaab ayaa shalay Gelinkii dambe waxaa ay degmada jamaame ee gobolka Jubadda Hoose waxaa ay ku toogteen 4 nin ay ku eedeeyeen in ay Jaajuusiin u ahaayeen maamulka Jubbaland, dowladda Soomaaliya, iyo sidoo kale dowladda Mareykanka. Ragga lagu toogtay Fagaaraha Degmada Jamaame, ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray : Siyaad Cali Cabdi 26 jir C/laahi […]
Continue Reading