Guul aan loo guban la ma gaaro!

Guul aan loo guban la ma gaaro! Cali Cabdi Wardheere “Cali are”, waa siyaasi da’yar, aad uga dhexjira sabada siyaasadda. Aqoon hore u ma lahayn. Waxan bartay xilligii lagu gudajiray dhismaha maamulka Galmudug, inta uusan ku dhicin afduubka iyo afgaradka la’aanta. Aragtida dib u dhaca ah siday eheed, waxay doonistiisu lid ku eheed sida ay rabeen […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxda Maamul goboleedyada

Maalmo kadib doorashada Madaxweynaha dalka Somalia, waxaa kulan dhexmaray madaxda maamulka goboleedyada iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kawada hadlay arrimo ku aadan maslaxadda Shacabka iyo waddanka. Kulan shalay ka dhacay hotel Jazeera oo ay soo xaadireen dhammaan hogaamiyaasha maamullada Somalia marka laga reebo Axmed Madoobe oo ka maqnaa Muqdishu, ayaa diiradda lagusoo saaray sidii loola shaqayn […]

Continue Reading

Sawirro: Soomaaliya dimuquraadiya Afrika 1967-2017

June 10, 1967 Madaxwayne Aadan Cabdulle Cusmaan Allah ha u maxariiste wuxuu xilka ku wareejiyay walaalkiis Cabdirashiid Cali Sharma’arke kadib markuu kaga guulaystay doorashada, waxay ahayd Taariikh wayn oo dhanka demqoraadiyadda Afrika. 10 October 2004 Madaxwaynahii dowladda ku meel gaarka ahayd Mudane Cabdiqaasim Salaad Xassan wuxuu xilka ku wareejiyay Col. Cabdullaahi Yuusuf Axmad oo markaas […]

Continue Reading

Allow aysan naga noqon Kud-ka-guur oo Qanjo-u-guur

Allow aysan naga noqon Kud-ka-guur oo Qanjo-u-guur by mohammed Haji Ingiriis Walaalayaal, Weli waxaa lagu dhex jiraa election coma, lagamana soo kicin suuxdintii dhacday 8-da bisha. Hase ahaatee, waxaa hoosta ka shaqeysanaya kooxihii iyo kuwii weligood ka dhex shaqeysan jiray Muqdisho dhexdeeda ee danahooda dhaqaale ka hormarin jiray danaha danyarta. Waxaan caawa dib u akhristay […]

Continue Reading

Talo aan la ii dirsan… W/Q: Aweys Aar

Talo aan la ii dirsan… Mudane Madaxweyne waxaad tahay Madaxweynihii ugu horreeyay ee shacabku si kal iyo lab ah ay u taageeraan inta lagu jiro muddada 26ka sano ee qalalaasuhu na hareeyay sidaas daraadeed anigoo ka amba-qaadaya kaliya wixii xalay dhacay waxaan kugula talinayaa: 1- Dadka shacabka iyo ciidamada tirada badan ee markeey xaqiiqsadeen inaad […]

Continue Reading

Galmudug oo u hambalyeysay Madaxweynaha cusub Maxamed Farmaajo

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo dhaweeyey doorashada Madaxweynaha cusub Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Maxamed Xaashi Cabdi Madaxweynaha ku xigeenka Galmudug oo saxaafadda gudaha la hadlay ayaa soo dhaweeyey doorashada Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Soomaaliya ayaa caawa yeelatay Madaxweyne cusub, waxaana Galmudug noqonayaa maamulkii ugu horeeyey ee u hambalyeeya Madaxaweynaha cusub. Farmaajo ayaa deegaan ahaan ka […]

Continue Reading

Cadaado oo Caawa looga dabaal dagay guusha Madaxweynaha Cusub Farmaajo

Kadib markii lagu dhawaaqay in Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ku guuleystay Madaxweynaha dowlada federaalka ah Soomaaliya ayaa waxaa dabaaldagyo ka bilowdeen xaafadaha Magaalada Cadaado, caasimadda kumeelgaarka ah Galmudug. Ciidamada Ammaanka ayaa rasaas dabaal dag ah ridayey, waxaana dadweynuhu isugu soo baxeen wadooyinka Magaalada, Cadaado ayaa Caawa soo dhaweysay guusha Madaxweynaha Cusub Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. […]

Continue Reading