Somali Airlines oo dib loo howlgalinayo

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar) ayaa wareysi uu bixinayay ku sheegay wasaaradda inay hadda ku howlan-tahay sidii ay mar kale dib usoo shaqo billaabi lahayd shirkii duulimaadka ee ay dowladdu lahayd “Somali Airlines “. “Somali Airlines, soo celinteedda waxay ka mid-tahay wax-yaabaha ugu waa weyn,noogu horreeya ahmiyada ugu […]

Continue Reading

Sawirro: Abaarta deeganada Galmudug oo laga shiray . #DroughtInGalmudug

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed xaashi cabdi ayaa xalay shir gudoomiyay kulan looga hadlayay wax ka qabashada abaaraha ka jira deeganada Galmudug, Shirkaan ayaa ka dhacay xarunta Madaxtooyada magaalada cadaado. Kulan oo ay goob joog ahaayeen gudoomiye kuxigeenka labaad ee baarlamaanka Galmudug, xildhibaano, wasiiro, Maamulka degmada Cadaado, Culimada deegaanka iyo waxgarad kale  ayaa diirrada  lagu saaray […]

Continue Reading

Barlamaanka Puntland oo kalsoonidii kala laabtay Xukuumadda

Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa maanta u codeeyey mooshin kalsoonida kala laabanaya golaha wasiirrada ee maamul goboleedkaasi. Kulankii maanta ayaa waxaa fadhiyey 57 xubnood, waxaana kalsooni kala noqoshada wasiirada ogolaaday 47 xildhibaan, waxaana diiday hal xildhibaan, halka 9 mudane ay ka aamuseen. Baarlamanka ayaa ku eedeeyey xukuumadda wax qabad la’aan. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali […]

Continue Reading

Alshabaab oo weerar ka geystay gudaha Kenya

Al Shabaab ayaa weeraray xerada GSU oo ku taalo degaanka Mokowe ee ka tirsan Lamu Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Weerarkaan ayaa ku soo aadaya, saacado kadib markii Madaxweynaha dalka Kenya uu khudbad ololihiisa doorashada uu jeedinaayay ku sheegay in Shabaab ay si adag ula dagaalamayaan ayna duugayaan. Sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska dalka […]

Continue Reading

Gud. Aqalka Sare oo Xukuumadda kaga digay inay fara-geliso Garsoorka

Cabdi Xaashi C/laahi, Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya, ayaa Xukuumadda kaga digay inay fara-gelin ku samayso Hay’adda Garsoorka Wadanka, si dhibaatada dalka looga gudbo. Gudoomiyaha Aqalka Sare, ayaa yiri “Dowladdu waxay ka kooban tahay saddex qaybood. Waa Garsoorka, Baarlamaanka iyo Xukuumadda, mid weliba wuxuu leeyahay shaqadiisa gaarka ah, mid walba waa in lagu tixgeliyaa […]

Continue Reading

Ciidamada NISA Oo Laga Dhigayo Dharcad

Wasiirka amniga Somaliya Maxamed Abuukar Ducaale (Islow) ayaa sheegay in isbedel lagu sameynaayo ciidamada Nabad Suggida Somaliya. Ciidanka NISA ayaa hadda u shaqeey qaab la mid ah ciidamada kale ee hubaysan ee Dowladda ka tirsan, halka ciidanka NISA ay ku shaqeyn jireen qaab dhar cad ah waagii hore. Wasiirka amniga Somaliya ayaa wuxuu sheegay ciidamada […]

Continue Reading

Xildhibaanada Maamulka Puntland oo Mooshin wadda

Magaalada  Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa waxa ka socda Mooshin ay wadaan in Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada maamulka Puntland, Ujeedka Mooshinka ayaa ah kalsooni kala noqoshada xukuumadda Puntland, Xildhibaanadaan ayaa ku eedeeyay Wasiirada maamulka Puntland waxqabad xumo iyo in qaarkooda ay galeen heshiisyo aysan ogeyn Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland. Maanta ayaa lagu waddaa in […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo Booqasho ku tagaya Puntland

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu dhawaan booqasho ku tago Magaalada Garoowe caasimadda maamul goboleedka Puntland. Madaxweynaha ayaa ka qeybgali doona  19-guuradii ka soo wareegtay xuska aasaaska maamul goboleedka Puntland oo ku aadan 1-da Bisha August , waxaana la filayaa in uu Madaxda Puntland kala hadlo sidii dowladda federaalka ahi ula wareegi […]

Continue Reading