Sawirro: Dhisme Cusub oo lagu kordhiyey Madaxtooyada Galmudug

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi, Gudoomiyaha Barlamaanka Cali Gacal , masuuliyiin kale, iyo saraakiil ka socday UNDP ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu daahfuraayey dhismayaal cusub oo lagu kordhiyey Madaxtooyada Galmudug magaalada Cadaado. Dhismahaan ayaa isugu jira xafiisyo, hoolal shirar iyo miqaayad ayaa waxaa maalgaliyey UNDP, waxaana sidoo kale xarunta Madaxtooyada ka socda dhismaha Barlamaanka […]

Continue Reading

Meet 18-year-old Nasra, Somalia’s First and Only Female Auto Mechanic

When Nasra Hussain Ibrahim was 11, she realized she’d have to do something drastic if her family was to survive. They lived in Hiran, a rough-and-tumble region in south-central Somalia amidst the rule of al Shabaab, a hard-line al-Qaeda-linked group, and chaotic fighting between local clans. There, militants forcibly recruit children to fight, take over […]

Continue Reading

Erdogan oo maanta Booqanaya Khaliijka

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa maanta booqasho labo maalmood qaadaneysa ku tegaya Gacanka si uu u xalliyo khilaafka u dhaxeeya Qadar iyo dalalka deriska la ah. Madaxweyne Erdogan ayaa hadal uu jeediyay kahor inta uusan ambabixin ku eedeeyay cadow uusan carrabaabin inay xiisad ka dhex abuurayaan waxa uu ugu yeeray walaalaha gobolka. Bishii […]

Continue Reading

Barlamaanka oo diiday go’aankii Maxkamadda Sare 8 Kursi ku laashay

Kulanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho,waxana qodobadii Maanta looga hadlayay ka mid ahaa dood ku saabsan 8dii Kursi ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay Maxkamada sare horay u laashay Doorashadooda. Dood dheer iyo falanqeyn kadib Xubnaha Golaha Shacabka ayaa cod u qaaday in Xubnaha Golaha Shacabka […]

Continue Reading

Xoghayihii Joogta Wasaaradda A.Gudaha oo xilka laga Qaaday

Warqad ka soo baxay Xafiiska Wasiirka arimaha gudaha Somaliya Cabdi Faarax Siciid Juxaa, ayaa shaqadii looga joojiyay Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda arimaha gudaha Somaliya. Wasiirka ayaa shaqo joojinta uu ku sameeyay Xoghayaha Joogtada ku sababeeyay inay tahay wada shaqeyn xumo ka timid dhanka Xoghayihii joogtada. Wasiir Juxaa, ayaa sidoo kale Xilka Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda […]

Continue Reading

Sawirro: Cabudwaaq, Dhismaha Dugsi cusub oo xariga laga jaray

Xaflad Xarigga looga jarayay Dhismaha Cusub ee Dugsiga H/Dhexe ee Howlwadaag Xaafada waaberi ee degmada caabudwaaq ayaa shalay Ka Dhacday Xarunta Dhismaha Cusub. Munaasabadaan ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin isugu jirtay Xildhibaano, wasiiro iyo maamulka degmada, Wasiirka waxbarashada ee Maamulka Galmudug shiekh Ibrahim  guureeye ayaa si rasmi ah Xariga uga jaray dhismahan. Gudiga […]

Continue Reading

Alshabaab oo weeraraya Mukhtaar Roobow

Al-Shabaab ayaa soo cusbooneysiiyay Hanjabaada ay ku hayaan dagaalyahanada uu wato Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansoor. Tan iyo markii ay Dowlada Maraykanku shaacisay in Sheekh Mukhtaar Roobow ay ka qaaday xayiraadii lacageed ee dulsaarneyd ayaa waxaa kordhay Cadaadiska uu kala kulmaayo dagaalyahanada Al-Shabaab. Maalmihii lasoo dhaafay ayey Al-Shabaab soo cusbooneysiiyeen Hanjabaadooda ku aadan in ay […]

Continue Reading

Dagaal ka socda degmada Xeraale Gobolka Galgaduud

Wararka naga soo gaaraya degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal culus halkaas ku dhexmarayo ciidan deegaanka iyo kuwa Ahlu sunna. Dagaalka ayaa la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan, waxaana dagaalkan yimid kadib markii lagu guuldareystay waanwaan laga dhexwaday labada ciidan oo muddo halkaas isku hor fadhiyey. Inta badan dadka rayidka ah […]

Continue Reading