Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax xoogan ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Sos iyo Ex-Control Balcad ee Degmada Heliwaa, Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso, ayaa waxa ay la kacday gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo maraayay goobta qaraxa uu ka dhacay, waxaana ka dhashay khasaare dhaawac ah. Gaariga oo ah midka yar ee nooca […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweyne Xaaf oo dib ugu soo laabtay Cadaado

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle(xaaf) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo labtay Magaalada Cadaado xarunta Galmudug. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay madaxweyne kuxigeenka Galmudug , Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Galmudug, wasiiro iyo xildhibaano. Madaxeynaha ayaa garoonka salaan sharaf uga qaatay cutub ka tirsan ciidanka Booliska, intaas kadib […]

Continue Reading

Guddi loo saaray is rasaaseyntii ciidamada Dowladda (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay shir deg deg ah isugu yeeray Hey’addaha ammaanka dowladda, kaasoo looga hadlayay shaqaaqadii sababtay dhimasho iyo dhaawac ee shalay dhex martay Ciidamada dowladda. Kulankan oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Amniga, Wasiiru kuxigeenka Gaashaandhigga, Wasiirka Cadaaladda, Wasiirka Maaliyadda, Taliyeyaasha Booliska, Nabadsugida, Taliye kuxigeenka Milateriga iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir […]

Continue Reading

Ciidamada Dowladda oo Askar iskaga dilay Muqdisho (Sawirro)

Ugu yaraan shan Askari ayaa ku geeriyooday iska hor iaadyo maanta dhax-maray Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya kuwaas oo ku sugnaa meelo kala duwan oo ka tirsan Magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah Ciidanka Xasilinta Muqdisho ayaa toogasho ku dilay Askari ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya kadib israsaaseyn ka dhacday inta u dhaxeysa Madaxtooyada […]

Continue Reading

Barlamaanka Galmudug: Mooshin iyo Mushaar

Qormadaan kooban oo aan ugu magacdaray BARLAMAANKA GALMUDUG: MOOSHIN IYO MUSHAAR, waxaan uga hadli doonaa sida ay ugu wakiilada Galmudug ugu fashilmeen howshii loo igmaday. Waxa ay foodda galiyeen sanadkii saddexaad, 23 bilood ayaa uga hartay muddada xilhayntooda, waxaa laga filayey in ay qabtaan howl badan, balse howlqabadkoodu aad ayuu uga hooseeyaa intii laga filaayey. […]

Continue Reading

SAKADA Shabaab silaca SUUDLEYDA ayaa ka daran!

SAKADA Shabaab silaca SUUDLEYDA ayaa ka daran! Duul madax FALLUUQ qaba, marka ay talinayaan, waxaad ka garataa duulduulka iyo is diidka talooyinkooda maamul. Hawtulhamagnimo! “Hal nin gurran dheelmay dhanna u ma roona!” waxaa la mid ah dadweynaha Muqdisho, oo hadba mid madax falluuq qaba ama maangaab ah, haddii uusanba MUHDI ahayn uu u taliyo. Soo […]

Continue Reading

Sawirro: Dhagaxdhiga Dhismayaal lagu kordhinayo Madaxtoyada Galmudug

Madaxweyne kuxigeenka Galmusug Maxamed Xashi Cabdi iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa maanta si wada jir ah u dhagax dhigay Xurumo Cusub oo lagu soo kordhinayo Madaxtooyada Galmudug. Dhismayaashan ayaa waxaa maal galinaya hay’ada hormarinta qaramada midoobay maga ceeda loo soo gaabsho UNDP, dhagax dhigaan ayaa imaanaya iyadoo shalay xariga laga jaray xarumo […]

Continue Reading