MA JIRTO LACAG CUSUB OO LA SOO DAABACAYO.

MA JIRTO LACAG CUSUB OO LA SOO DAABACAYO. Qof kasta waa jecelyahay in uu ubad dhalo, laakin ma jecla Dhicis aan loo heeyn dhala lagu koriyo, lana hubo in uu saqiirayo marka lagu rafaado kadib. A-Taariikhda Bangiga dhexe. Taariikhda Bangiga dhexe ee somalidu waxa ay ka soo bilaabanee waqtigii maxmiyada UN aan galnay, United Nation’s […]

Continue Reading

Sawirro: Bandhigga 1-aad #Heego_Forum oo Cadaado ka dhacay

Bandhigii koobaad ee #HEEGO_FORUM ayaa xalay lagu qabtay Magaalada #Cadaado xarunta Galmudug, waxaa looga Hadlay labo mawduuc oo kala ah (lbaxnimada islaamka iyo Kalsoonida). Waxaa bandhigaan lagu qabtay Gobsoor Cadaado, waxaana soo qeyb galay dhalinyaro farabadan. Waa markii ugu horeysay badhig nuucan oo kale ah lagu qabto Cadaado. Waxaan hal abuuray dhalinyaro deegaanka ah, iyagoo […]

Continue Reading

Barlamaanka oo maanta go’aan ka gaaraya Wasiir Xoosh

Golaha shacabka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan caadi ah, oo ay uga hadli doonaan go’aan ka gaarista Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil. Wasiir Xoosh ayaa waxaa ka yaala mooshin ay soo gudbiyeen xildhibaanada qaar, waxaana kulankii kan ka horeeyey looga dooday go’aan ka gaarista wasiirka, inkastoo buuq kadib la go’aamiyey in guddiga joogtada […]

Continue Reading

Cali Jabal oo lagu dilay Weerarkii Toratorow

Warsaxaafadeed Waxaa la rumeysanyahay in Madaxii Argagaxisada ee Muqdisho Cali Jabal lagu diley howlgal qorsheysan Muqdisho, 31 July 2017 – Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa fasaxday howlgal qorsheysan oo ciidanka Soomaalida ay la qaadeen ciidamada aan saaxiibada nahay agagaarka Tooro-Toorow oo la rumeysanyahay in lagu dilay mid ka mid ah horjoogayaasha Maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu magacaabo […]

Continue Reading

Maraykanka oo ka hadlay Duqeyn ka dhacday Sh. Hoose

Warsaxaafadeed uu soo saaray taliska ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Afrika ee Africa Command ayaa lagu sheegay in 29-kii bishan July ay Mareykanka Soomaaliya ka fuliyeen howl-gal lagu dilay xubin ka tirsanaa Al-shabaab. “Wasaaradda Gaashaandhigga ee Maraykanka, ka dib markii ay heshay warar lagu hawl-gali karo iyo sirdoon sax ah, waxay qaadday weerar guuleystay, kaas oo […]

Continue Reading

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo Habeenkii Shaqeynaya

Wasiirka wasaaradda Gaadiidka Dhulka iyo cirka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Salaad, oo maanta  la hadlay, warbaahinta ayaa sheegay in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho loo dhameystirey qalabkii sahlayay duulimaadyada habeenkii islamarkaana garoonka uu shaqeynayo in ka badan 16 saacadood. Wasiirka ayaa shirkadaha duulimaadka ee ka howlgala dalka u sheegay in habeen iyo maalin si […]

Continue Reading

Dowladda oo Abaalmarisay 10ka arday ee ugu sareysa Imtixaanka Qaran

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha & Taclinta Saree ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ku abaalmarisay 10ka Arday ee ugu sareeya Imtixaanka Qaran 2016/2017 in arday waliba uu ka doorto wadanka uu rabo inuu wax kusoo barto & kuliyaddaba dalalka hoos ku xusan iyagoo la tashanaya Waalidka & Macalimiintoodaba. sidoo kale wasaaradda waxay abaal marin doontaa dhamaan ardada […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo furay kalfadhiga Barlamaanka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Xaaf ayaa maanta furay kalfadhiga 5-aad ee Barlamaanka Galmudug. Madasha furitaanka ayaa waxaa ku sugnaa gudoonka Barlamaanka, Xildhibaano iyo marti sharaf kale, inka badan 50 xildhibaan ayaa ka maqan Cadaado, taas oo caqabad ku ah inuu si rasmi ah u bilowdo kalfadhiga 5-aad. Barlamaanka Galmudug ayaa 50% muddada xilheyntiisa […]

Continue Reading