Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha & Taclinta Saree ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ku abaalmarisay 10ka Arday ee ugu sareeya Imtixaanka Qaran 2016/2017 in arday waliba uu ka doorto wadanka uu rabo inuu wax kusoo barto & kuliyaddaba dalalka hoos ku xusan iyagoo la tashanaya Waalidka & Macalimiintoodaba.
sidoo kale wasaaradda waxay abaal marin doontaa dhamaan ardada ugu horeyso Imtixaanka guud.