Sawirro: Golaha Wasiirada Galmudug oo ansixiyey miisaaniyadda 6 Bilood

Golaha wasiirada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa maanta kulan ku yeeshay Madaxtooyada Galmudug magaalada Cadaado, waxaana Ajandaha kulanka uu ahaa ansixinta miisaaniyadda 6-da bilood dambe 2017. Kulanka waxaa shir gudoominayey madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi, waxaana dood dheer kadib Goluhu si aqlabiyad leh ku ansixiyey miisaniyadda oo gaaraysa 7.2 Milyan dollarka Maraykanka. Miisaniyadan […]

Continue Reading

Mukhtaar Roobow oo isdhiibay

Warar goor dhow ay heshay Ceelhuur Online ayaa waxay tibaaxayaan in  Mukhtaar Roobow  uu isku dhiibay maamulka K/galbeed. Wadahadal saacado badan qaatay oo u dhaxeeyey Mukhtaar Roobow iyo mas’uuliyiinta Koofur Galbeed oo ka dhacay deegaanka Abal goolka Bakool ayey labada dhinac isku afgarteen in uu isa soo  dhiibo Roobow oo aan ciidan wadan. Saraakiil ka […]

Continue Reading

Sawirro: Dhalinyarada Galmudug oo xusay maalinta dhalinyarada 12 Agoosto

Dhalinyarada Galmudug ayaa maanta u dabaal dagay maalinta caalamiga ah dhallinyarada 12 Agoosto, daladda dhalinyada Galmudug ayaa munaasabad lagu weyneynayo maalintaas ku qabatay magaalada Cadaado. Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeybgalay gudoomiyaha dalada dhalinyarada Galmudug , Gudoomiyaha ciyaaraha Galmudug, wasiiro, xildhibaano, agaasimayayaal iyo marti kale. Dhanka galabta ayaa sidoo kale oo dhacdadaan lagu xusayey dhalinyaradu ku […]

Continue Reading

Alshabab oo 2 nin ku toogtay Jamaame

Ururka Al Shabaab ayaa fagaare ku yaalla Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Dhexe, waxa ay ku toogteen laba ruux oo ay ku eedeeyeen inay ahaayeen Jaajuusiin, sida maxkamada Al Shabaab ee Degmada Jamaame ay sheegtay. Qaadiga maxkamada Shabaab ee Degmada Jamaame, ayaa meel fagaare ah oo boqolaal ruux ay ku sugnaayeen kaga dhawaaqay in labadan […]

Continue Reading

Isbitaalada Cadaado iyo Erdogan oo la mataaneynayo (Sawirro)

Magaalada Cadaado ayaa shalay waxaa gaaray wafdi uu hogaaminayo Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye, wafdigaan ayaa waxaa kamid ah dhaqaatiir Turki ah, gaar ahaan maamulka Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfeer) magaalada Muqdisho. Madaxdan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Cadaado, waxaana ujeedada safarkaan ahaa, sidii loo mataaneyn lahaa labada isbitaal Cadaado iyo Erdogan. Isbitaalka Erdogan ayaa kan […]

Continue Reading

Mooshin laga keenay Wasiir Yuusuf Garaad

Illaa 12 Xildhibaan oo ka tirsan golaha shacabka ayaa mooshin ka gudbiyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yusuf Garaad Cumar si wax looga weydiiyo ku dhaqan la’aanta faritaanka sharci Lr. 112 sharciga shaqaalaha arrimaha dibadda ee dalka la dhaqangalay 05/09/2013 gaar ahaan qodobkiisa 1aad(b) iyo qodobka 4aad ee shuruudda diblomaasiga dibadda loo diraayo. Qodobadda Yusuf Garaad […]

Continue Reading

Sawirro: Tartanta Lagdanta Gacanta…. #Ubaxa_Caasimada #Muuqaalkanabadda #PAT2017

Waxaa shalay galab lagu qabtay Hotel SYL magaalada Muqdisho tartankan Lagdanta Gacanta oo ay soo qabanqaabiyeen dhalinyarada  #Ubaxa_Caasimada,  Tartanka oo xiiso lahaa waxaa kasoo qeybgalay masuuliyiin dowladda iyo marti kale. Tartanka waxaa wareega sadaxaad u gudbay. 1.Mohamed Yamani oo u tartamay degmada shingani 2. Abaas Wiilsom oo u tartamay degmada kaxda 3. bashka batista oo […]

Continue Reading

Madaxtoyada oo laga rarayo dadka aan Shaqada ku laheyn

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Qaran Villa Soomaaliya Fahad Yaasiin ayaa ku amray dhammaan dadka dagan dhismaha Madaxtooyada in ay uga guuraan muddo 14 cisho ah. Ujeedada loo rarayo dadkaan ayaa lagu sheegay inay tahay arimo dhismo, waa markii ugu horeysay oo dadka dagan Madaxtooyada amar lagu siiyo inay guuraan. Gudaha dhismaha Madaxtooyada ayaa waxaa dagan […]

Continue Reading

Alshabaab oo Guluf xooggan ku qaaday Mukhtaar Roobow (Xog faafaahsan)

Ciidamada Al-Shabaab ayaa dagaalka kula wareegay Tuulada Abal oo aheyd halkii uu saldhiga ku lahaa Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ka goystay Alshabaab, Dagaalka oo dhowr jeer la isku noqsaday ayaa la sheegayaa in ciidamada Abuu Mansuur ay iska caabiyeen Alshabaab, inkastoo markii dambe Alshabaab u suurtagashay in qabsadaan goobta dagaalka. Gulufka lagu qaaday Abuu […]

Continue Reading