Cashir Siyaasadeed Oo Laga Baran Karo Mooshinkii Ka Dhanka ahaa Wasiir Xoosh
Hadda way dhamaatay xiisaddii ka dhalatay dooddii baarlamaanka ee dib-u-eegista xilka Wasiirka Dastuurka Cabdi Xoosh. Laakiin waxaa jira cashir-siyaasadeed weyn oo laga baran karo arrintaas, oo anfici laheyd xukuumaddan ama kuwa kale ee imaan doona. Marka koowaad, waa in xildhibaannada mucaaradka ah ay ku guuleysteen inay kasbeeyaan oo si xoog leh ay u cabsi geliyaan […]
Continue Reading