Sawirro: Dhalinyarada Galmudug oo xusay maalinta dhalinyarada 12 Agoosto

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Dhalinyarada Galmudug ayaa maanta u dabaal dagay maalinta caalamiga ah dhallinyarada 12 Agoosto, daladda dhalinyada Galmudug ayaa munaasabad lagu weyneynayo maalintaas ku qabatay magaalada Cadaado.

Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeybgalay gudoomiyaha dalada dhalinyarada Galmudug , Gudoomiyaha ciyaaraha Galmudug, wasiiro, xildhibaano, agaasimayayaal iyo marti kale.

Dhanka galabta ayaa sidoo kale oo dhacdadaan lagu xusayey dhalinyaradu ku qabteen garoonka Shire Fustal magaalada Cadaado.

Dhalinyarada Galmudug ayaa u baahan xarumo, tababaro xirfadeed iyo wacyigalin, si looga faa’iideysto awoodooda.

FB_IMG_1502556523097-1 FB_IMG_1502556556306-1 FB_IMG_1502556564048-1 FB_IMG_1502556567549-1 FB_IMG_1502556572514-1 FB_IMG_1502556582462-1 FB_IMG_1502556585961-1 FB_IMG_1502556594817-1 FB_IMG_1502556598343-1 FB_IMG_1502556602020-1 FB_IMG_1502556538044 FB_IMG_1502556534892