Dowladeena ayaa na dhihi doonta Ninkaas ayaa isi soo dhiibay
Waa murugo iyo caloolxumo dhiibista halgamaa C/Kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax, arintaan ayaa kicisay shucuurta shacabka Soomaaliyeed, waa dhaqan lagu yaqaanay hogaamiye kooxeedyadii. Marnaba shacabku kama fileyn Madaxweyne Farmaajo dhaqankaan. Balse waxaaba kasii daran in Madaxda Qaranku ka aamusaan arintaan, iyagoo awoodi waayey in ay shacabka la wadaagaan waxa ay ka og yihiin tacdiga lagula kacay […]
Continue Reading